Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland waxaa ka socda dadaalada isimadu ay ku doonayaan in ay ku dejiyaan xiisada ka dhalatay arrimaha doorashooyinka ee deegaanada maamulkaas. Madaxtooyada Puntland ayaa qorsheynaysa sidii looga saari lahaa Madaxweynaha Xarunta Madaxtooyada haddii uu dhaco Dagaalka laga cabsi qabo inuu markale ka qarxo Magaaladaasi, sida ay...
WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.
Garoowe (Raxanreeb ) Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta ka degan ka dib markii 24- kii saac ee la sood dhaafay ay ka jireen saan – saan colaadeed. Sida wararka ay sheegayaan , magaalada waxa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii xal looga gaari lahaa xiisadaha salka ku haya doorashooyinka oo laga...
Gabar Soomaali ah oo la sheegay in Turky lagu dilay oo soo hadashay – Warar isku sidkan.
Istanbul (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sawir warbaahinta Turky ay u adeegstay gabar Soomaaliyeed oo ninkii qabay ku dilay dalkaas kuwaas oo dalxiis ahaan u joogay Turky. Xogta ah in gabadhaas Soomaaliyeed lagu dilay dalka Turky ayaa ah mid sax ah waxaana ciidanka amniga dalkaas gacanta ay ku hayaan gacan ku...
GUUUX : Halkuu marayaa mooshinka guuxisu u socdo ee ka dhanka ah RW Xamse ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa si aad ah looga hadal hayaa gaar ahaan xafiisyada Dowladda mooshin ka dhan ah xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare. Siyaasiin badan oo aan la xiriirnay oo Dowladda ku jira ayaa inoo sheegay in mooshinkan uu yahay mid miisanka u saaran xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo ay la sugayaan...
WARCUSUB : Khaatumo oo laga reebay cayaaraha maamul goboleedyada – yaa leh amarkaas ?
Raxanreen (Muqdisho ) Tartanka Kubada Cagta ee maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa laga reebay xulka Kubada Cagta ee ku ciyaarta magaca SSC Khaatumo . Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee XFS ayaa gaartay Go’aanka Tartanka looga reebay Maamulka Khaatumo maadaama iyadu ay qaban qaabiso. Wali ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay Xiriirka iyo Wasaaradda. Lakin...
XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse
Muqdisho (Raxareeb) Maanta oo Axad ah magaalada Muqdisho waxaa lagu waday in uu ka dhaco dibadbax lagu taageeri lahaa hadal dhawaan ka soo yeeray RW Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare. Dibadbaxan waxaa riixayay inuu dhaco xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo gobolka Banaadir , waxaana lagu waday inuu kadhaco Beerta Nabadda oo kaabiga ku haysa Madaxtooyadda. Warar ...
Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?
Garoowe(Raxanreeb )Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI oo ku adkaysanaya , doorasho qof iyo cod ah iyo xubnaha mucaaradka oo diidan oo is biirsaday ayaa xaalad hubinti la’aan ah ku keentay Puntland. Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo Saciid Deni ayaa dhawr jeer...
Howlgalo teel teel ah oo ka socda Mudug & Galgaduud – ma gaabis ayaa jira
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howgal teel teel ah ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in howlgaladan u jeedkooda uu yahay sidoo loo sugi lahaa amniga deegaanada maamulka Galmudug oo ay ka socdeen howlgalo ay ku sugayaan amniga. Waxa lagu...
Iska horimaad Khasaaro geestay oo Garawe ka dhacay
Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka dhacay iska horimaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in is rasaasayntu dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda Puntland iyo kuwa taabacsan dhinaca mucaaridka. Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada dowladda oo gelbinaya...
Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Lafta-gareen oo biyo ay qaadeen
Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in daadadka ku dhuftay magaaladaas saamayn ay ku yeelatay guud ahaan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay iyo deegaanada kale ee maamulkaas. Roobka ka da’ay magaalada Baydhabo ayaa sababay in kumanaan qoysas guryaha ay ku dumeen isla markaana xaafadaha qaar ay kala...









