Category: Xog

Home » Xog
Aadan Madoobe oo la sheegay inuu wado qorsho uu xafiis uu maamulkiisa ku shaqeeyo kaga dhisanayo Muqdisho (XOG)
Post

Aadan Madoobe oo la sheegay inuu wado qorsho uu xafiis uu maamulkiisa ku shaqeeyo kaga dhisanayo Muqdisho (XOG)

Baraawe (Raxanreeb Online) Ilo ku dhow hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Aadan Madoobe ayaa laga soo xigtay inuu qorsheynayo in si degdeg ah loo dhiso xafiisyada maamulka Koonfur Galbeed ee magaalada Baraawe, ama uu Muqdisho ka sameysan doono xafiis ku-meel-gaar ah oo uu howlaha maamulka ka sii wado. Arrintan ayaa la sheegay inuu yimid kaddib...

Waqooyi Bari oo DFS Ka Dalbaday Mushaharka Ciidamada
Post

Waqooyi Bari oo DFS Ka Dalbaday Mushaharka Ciidamada

Waqooyi Bari (Raxanreeb Online): Maamulka Waqooyi Bari ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in mushahar loo bixiyo ciidamada maamulka, kadib markii uu fashilmay qorshe ay dowladda Federaalka damacsanayd inay ciidamo federaal ah ku dhex-geyso Puntland. Xildhibaan Kilwa ayaa sheegay in ciidamada Waqooyi Bari ay u baahan yihiin in dowladda Federaalka ay bixiso mushaharkooda, isagoo arrintaas...

Garsoore Cabdifataax oo Go’aan Ka Qaatay Kiiska Sacdiya Bajaaj
Post

Garsoore Cabdifataax oo Go’aan Ka Qaatay Kiiska Sacdiya Bajaaj

Muqdisho (Raxanreeb Online): Garsoore Cabdifataax Saciid Maxamed, oo kamid ah garsoorayaasha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa go’aan ka gaaray kiiska Sacdiya Bajaaj, oo hore Maxkamadda Gobolka Banaadir ugu xukuntay saddex sano oo xabsi ah. Garsoore Cabdifataax ayaa dib u eegis ku sameeyay kiiska, waxaana sida lagu sheegay warbixinta uu meesha ka saaray eedihii Xeer Ilaalinta,...

Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka oo Weli Xanniban
Post

Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka oo Weli Xanniban

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wadahadalkii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ee dhacay 20-kii July ayaan kasoo bixin wax heshiis ah, hase yeeshee waxaa socda dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in dhinacyada la isku soo dhaweeyo, loona abuuro jawi ku habboon in mar kale wada-hadallo loo fariisto. Dhexdhexaadiyayaasha ayaa wada la-tashiyo ay la yeelanayaan dhinacyada...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ankara Booqday
Post

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ankara Booqday

Ankara (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara, halkaas oo ay ku sugan yihiin dalka Türkiye. Taliyaha iyo wafdigiisa waxaa Safaaradda ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Türkiye, Danjire Fathudiin Cali Maxamed, iyo qaar ka...

Farmaajo iyo Qoorqoor oo Ka Wada Hadlay Doorashada
Post

Farmaajo iyo Qoorqoor oo Ka Wada Hadlay Doorashada

Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan is-xog-wareysi ah la qaatay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), oo booqday xarunta dhexe ee Xisbiga Nabad iyo Nolol ee magaalada Muqdisho. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka Soomaaliya iyo hannaanka doorashada, iyadoo ay...

Cabdirashiid Janan oo Ku Biiray Jubbaland
Post

Cabdirashiid Janan oo Ku Biiray Jubbaland

Jubbaland (Raxanreeb Online): Cabdirashiid Janan, oo dowladda Soomaaliya hore ugu magacowday wakiilkeeda gobolka Gedo, ayaa la sheegay inuu ka tanaasulay mowqifkii dowladda Federaalka, isaga oo si toos ah ugu biiray dhinaca Jubbaland. Cabdirashiid Janan oo saamayn siyaasadeed iyo mid amni ku leh gobolka Gedo ayaa hore dagaal adag ula galay Jubbaland, xilli uu taageero ka...

Soomaaliya oo 24 diyaaradood oo dagaal ah ka iibsaneyso Pakistan iyo XOG
Post

Soomaaliya oo 24 diyaaradood oo dagaal ah ka iibsaneyso Pakistan iyo XOG

Islamabad ( Raxanreeb Online) Ilo wareedyo wargal ah ayaa inoo sheegay in heshiiska iskaashi ee difaac oo shalay wasiirka gaashaandhiga Soomaliya Axmed Macalin Fiqi uu Magaalada Islamabad kula saxiixday dhigiisa dalka bakistan ay muujinayaan in heshiiska ay ku jirto in Soomaliya ay bakistaan ka iibsato 24 diyaaradood oo ah nuuca dagaalka ee JF-17 Block III...

Dowladda Soomaaliya oo qorshaynaysa in guddoomiyeyaal u magacawdo gobaolada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer.
Post

Dowladda Soomaaliya oo qorshaynaysa in guddoomiyeyaal u magacawdo gobaolada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer.

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay waddo qorshe cusub oo la xiriira magacaabista guddoomiyeyaasha gobollada, kuwaas oo si toos ah ugu hoos imanaya Dowladda Federaalka, isla markaana lagu wado in loo magacaabo gobollada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer. Sida ay Raxanreeb u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah oo si dhow ula socda Villa...

Maxay Badda Cas u noqotay marin muhiim u ah ganacsiga iyo siyaasadda?
Post

Maxay Badda Cas u noqotay marin muhiim u ah ganacsiga iyo siyaasadda?

Tan iyo waqtiyadii hore, marinnada baddu waxay muhiim u ahaayeen socdaalka, ganacsiga, iyo ololaha militariga, ilaa maantana weli way yihiin. Jidadka badda ayaa si gaar ah muhiim ugu ah daabulidda iyo keenista shidaal aad u badan iyo waxyaabaha kale ee aasaasiga u ah maraakiibta xamuulka qaada. Sida laga soo xigtay Bankiga Adduunka iyo Qaramada Midoobay,...