Galgaduud ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeya beelo ka soo kala jeeda Gadoon iyo Xiindheere, uu haatan ka socda deegaanka Orshe.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo tirada rasmiga ah weli aan la xaqiijin.
Waxaa sidoo kale la soo warinayaa in dhinacyada dagaallamaya ay gaarayaan gurmadyo kala duwan, taas oo sii adkeynaysa xaaladda deegaanka.
Wixii warkan ku soo kordho halkan kala soco

Leave a Reply