DF oo cambaareysay hubka u yimid Puntland.

DF oo cambaareysay hubka u yimid Puntland.

Muqdisho (KAAB TV) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay cambaareyneyso hubka iyo rasaasta u soo degey Dowladda Puntland.

Wasaaradda ayaa war saxaafadeed ku qoran luuqadda English ku sheegtay in hubka oo ka yimid Ethiopia ku soo galay sharci darro, uuna halis ku yahay amaanka iyo xasiloonnida dalka iyo kan gobolka.

Maanta ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay masjid ku dhex yaalla Villa Somalia ka sheegay in hub qofkii keensada lagu weerari doono hoygiisa lana soo qaban doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published.