Maxaa dunida ugu wacan kuleylka sii kordhaya?

Maxaa dunida ugu wacan kuleylka sii kordhaya?

Tobankii sano ee la soo dhaafay adduunyadu waxaa laga dareemay isbeddel dhanka diirrimaadka ah, kaas oo 1.2°C ka sarreeya heerkii uu joogay qarnigii 19-aad. Waxaase si gaar ah loo dareemay sannadihii ugu dambeeyey oo uu kordhay heer aan horay loo arag.

Diirrimaadka Dunida ayaa hadda la xaqiijiyey in uu kor u dhaafay 1.5°C in the 12-kii bilood ee la soo dhaafay oo ku began intii u dhexeysey Febraayo 2023 illaa Janaayo 2024. Taas micnaheedu waa in sannad qura gudaheed uu jaray in ka badan isku darka intii ku korortay 200 oo sano ee la soo dhaafay. Waxaana 2023 loo aqoonsaday sannadkii ugu kululaa abid.

Culimada ku xeeldheer isbeddelka cimilada ayaana sheegaya in heerkulka dunida uusan ka soo rayneyn sannadaha soo socda. Waxayna ku baaqeen in la qaado tillaabooyin lagu xaddidayo ficillada saameynta daran ku raaba cimilada dunida.

Kororka heerkulka dunida ayaa loo aaneynayaa daanno aadanahu gacantiisa ku geystey oo dhalan rogtay habsamidii iyo isku-heellitirnaantii cimilada dunidu ku dhisneyd, sida deegaankii oo la xaalafiyey iyo uurada xad dhaaf ah oo hawada lagu siidaayey.

Dhalan-rogga ku dhacay heerkulka dunida guudkeeda iyo meertooyinka cimilada, sida xilliyadii roobka iyo jiilaalka oo is khilaafay, waxaana la saadaalinyaa daadad xooggan oo ku soo wajahan gobolka bariga Afrika.

Xigasho Bbc