MUQDISHO : Koox gaystay dil abaabulan oo gacanta lagu dhigay.

MUQDISHO : Koox gaystay dil abaabulan oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Booliska saldhigyada degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed ay u geestay wiil dhallinyaro ah oo agu dilay degmada.

Marxuum la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdimaalik Cali Cismaan oo 18 jir ahaa, sida uu shaaciyey taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay “Dadkaan waxaa ku socota baaris, waxaana la horgeyn doonaa Maxkamadda awoodda u leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published.