Washington (Raxanreeb ) Xukuumadda Washington ayaa uga digtay Tanzania in ay dalkeeda ka dhacaan weeraro argagixisanima ah oo ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab.
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa muujisay digniinta suurtagalnimada in ay dhacaan weeraro argagixiso.
Warka ka soo baxay safaaradda laguma xusin magaca kooxaha laga cabsida qabo in ay weerarada ka fuliyaan gudaha dalka Tanzania.

Leave a Reply