War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul, taas oo lagu sheegay inay ugu wacan tahay abaartii ugu xumayd oo Afarta sano kadib soo marta Soomaaliya