Kulankan Aqoon isweydaarsiga ah oo lagu Baranaayey Doorka Haweenka Siyaasada kujira ee goor dhow lagu soo gabagabeeyay xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ayaa Maalin-nimadii shalay waxaa furtay kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar
Day: August 29, 2022
Dowladda Soomaaliya oo lagu deeqay 1.6 Milyan oo tallaalka Covid-19 ah
Dawladda Soomaaliya ayaa la soo gaarsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay ku deeqeen dalalka Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech.
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Yoweri Musaveni oo taageeray ku biirista Soomaaliya EAC
Soomaaliya ayaa dhawaan soo cusbooneysiisay dalab ay ku dooneyso inay ku hesho xubinimada Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC oo hadda ay ku midaysan yihiin toddobo dal. Tan iyo dhammaadkii 60-meeyadii ayay Soomaaliya daneynaysay inay xubin buuxda ka noqoto ururkan
Sababaha dheereeyay safarka MD Xasan ee Puntland & Natiijo la’aanta shirarkii Garoowe.
Ilo xog- ogaal ah oo ku sugan Puntland ayaa ku waramay in....
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ciidamada Kenya ee ku yaalla Jubbada hoose
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Soomaaliya oo loogu deeqay 1.6 million oo xabbo oo ah tallaalka J&J ee COVID-19
Warsaxaafadeed lagu baahiyey bogga internetka ee hay’adda UNICEF ayaa lagu sheegay in ...