Day: August 23, 2022

Home » Archives for August 23, 2022
Ururada Warbaahinta oo booqday Weriye ay dhowaan toogteen Haramcad
Post

Ururada Warbaahinta oo booqday Weriye ay dhowaan toogteen Haramcad

Ururada warbaahinta Somali Journalists Syndicate- SJS Federation of Somali Journalists FESOJ iyo Somali Media Association -SOMA ayaa isbitaalka ku booqday saxafi Axmed Cumar Nuur oo ka tirsan M24 Somali tv oo maalintii Axaddii ay dhaawac u geysteen ciidanka Haramcad ee booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya.