Maxkamadda ayaa diidday codsi uu u gudbiyay madaxweynaha la doortay Kenya ee William Ruto
Month: August 2022
Ciidamada Danab oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle
TPLF ”Soomaalidu waa in aysan ka qayb – noqon dagaalka Itoobiya”
Kumannaan qof ayaa lagu dilay dagaalka gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya
Cabdalla Cabdalla ku xigeenkii hore ee NISA oo darajadiisii dib loogu soo celiyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed
Maamul- goboleedyada oo xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda DF
Maamul goboleedyada ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda ay jabisay heshiisyadii...
Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Faah Faahin dheeraad ah
Warar ayaa kasoo baxaysa qarax duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda mashquulka badan ee Maka Al-mukarama, kaasi oo dhaliyey khasaare.
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Safiiradda UK
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha ayaa kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska iyo koox ka socotay Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) ee Safaaradda Ingiriiska.
Qaramada midoobay iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo kawada hadlay xiriirka labada dhinac
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta xarunta wasaaradda gaashaandhigga kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho.
Khilaafka DF & Puntland oo horseeday Shir kale oo ka dhacaya Garoowe.
MW Xasan ayaa fahansan in ay adag tahay wada-shaqeynta isaga iyo Deni,
Dagaallo u dhaxeeya ciidamada Ciraaq oo maalintii labaad ka socda magaalada Baqdaad ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 30 qof
Baqdaad (Raxanreeb) Rabshadaha ayaa billowday kaddib markii hoggaamiye diimeed ee awoodda badan ee Shiicada Muqtada Al-Sadr uu Isniintii ku dhawaaqay inuu iska casilayo siyaasadda Ciraaq, taasoo keentay in boqollaal xertiisa ah oo cadhaysan ay xoog ku galaan qasriga dawladda, halkaas oo ay isku dhaceen ciidammada ammaanka. Dibad-baxayaasha daacadda u ah al-Sadr ayaa xarigyo ku soo...