Muqdisho (Raxanreeb ) Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah iyo madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka. Sida warbaahinta u aqriyay Afhayeenka Ra’iisulwasaaraha Farhan Jimcaalle dhinacyada ayaa isla soo qaaday arrimo dhawr ah oo ka mid ah , doorashada qof ,, Cod...
Day: July 13, 2023
Weriyihii BBC-da ee dhowaan la shaaciyay in uu ku kacay fal anshax xumo oo la shaaciyay
Xaaska wariyaha BBC-da Huw Edwards ayaa ka hadashay eedeeyn dhowaanahan la isla dhex marayay oo ku saabsan in wariye ka tirsan BBC-da uu ku kacay fal anshax xumo ah.
Ilhaan Cumar oo diidday in ay tagto madal uu ka khubeynayo Madaxweynaha Israel
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa Arbacadii ku dhawaaqday in ay qaadacday khudbadii madaxweyne Isaac Herzog uu ka jeedin lahaa kalfadhiga wadajirka ah ee Congress-ka Maraykanka todobaadka soo socda taas oo ay u badan tahay in ay ka dhalato ku dayasho ay sameeyaan xubnaha kale ee horusocodka ee xisbigeeda.
Ku dhowaad 10 oo ku dhintay dibadbaxyo a dhacay Kemya
Inta la xaqiijiyay 10 ruux oo shacab ah ayaa ku dhimatay halka ay dhaawacmayn boqolaal kale, kaddib dibadbaxyo rabshado wata oo maalnimadii shalay ahayd ka dhacay Magaalada Nairobi oo ah Caasimadda dalka Kenya.
Gaas & Cumar ma dhamayn karaa Khilaafka Puntland & DFS –XOG
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa magaalada Muqdisho si tartiib tariib ah uga bilowday kulamo hoosaadyo la xiriira khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland. Wada- hadalkan oo si hoose u socdaan ayaa waxay u dhaxeeyaan xubno ka mid ah Dowladda oo ka wakiil ah Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaarayaashii hore ee dalka soo maray Cumar Cabdirashiid...
Ciidamada DF oo howlgallo ka dhan ah, Al-Shabaab ka sameeyay deegaano katirsan Hirshabeelle & Galgaduud
Ciiidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa maanta howlgallo ka sameeyay inta udhaxeyso degaanka Daaru-nimca iyo Degmada Galcad oo ka kala tirsan Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.
KENYA : Khasaarihe ka dhashay dibadbaxyo rabashado isku bedelay
Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay rabashado sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo ka danbeysay dibadbaxyadii ay dhigeen xubnaha mucaaradka dalka Kenya. Inta ay socdeen rabashadahan waxa saamayn xooggan ay soo gaartay dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh xaafada Islii kuwaas oo dalbananay in ciidamo dheeraad ah la geeyo xaafadahaas....
Shirka Muqdisho ka socda oo marxalad xasaasi ah galay & Qodobada Dooda
Muqdisho (Raxanreeb ) Maalintii labaad waxa magaalada Muqdisho ka soconaya , shir u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore Shirkan oo shalay ahaa bilow iyo wajiga kowaad ayaa maanta galaya maalintii labaad , oo looga hadlayo xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka dalka oo ah qodobka ugu wayn. Maanta sida xogaha ay sheegayaan waxa...
RW Xamse & RW hore oo ka hadlay sidii cunaqabaynta dalka loogu qaadi lahaa
Muqdisho (Raxanreeb ) Shir u dhaxeeyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee hadda jooga iyo Ra’iisulwasaarihi hore ayaa ka dhacay xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre kaas oo looga hadlay xaaladda dalka. Xubnaha uu kulanka la qaaday Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya waxaa ka mid ah labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas...








