MUQDISHO (Raxanreeb ) – Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdinaasir Xuseen, ayaa si qarsoodi ah dalka uga baxay xilli uu Xafiiska Hanti-Dhowraha Guud uu ku gudajiro baritaanka eedeymo musuqmaasuq oo lagu tuhmayo saraakiil sare oo ka tirsan wasaaradda, sidaasi waxaa xaqiijiyay ilo wareedyo ka tirsan wasaaradda. Cabdinaasir ayaa markii uu ka warheley baaritaanka...
Month: July 2023
WARCUSUB : Nin Xerada Xagardheer ku Gowracay wiil yar uu Abti u ahaa
Xagardheer (Raxanreeb ) Sida maanta oo Axad ah ay sheegayaan Wararka laga helayo xerada Xagardheer oo ka mid ah xeryaha Qaxootiga nin ku hubeysna tooreey ayaa gowracay wiil yar oo la sheegay inuu Abti u ahaa Waxa ay wararka sheegayaan in sidoo kale ninkan hubaysan uu dhaawacay gabar la dhalatay oo laheyd Uur 8 bilood...
Hoobiyaal Al- Shabaab ay ku gaaracday magaalada Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen iska hor imaadyo iyo hoobiyaal lagu gaaracay magaaladaas. Weerarka waxa uu u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed , waxaana la sheegay dhimashada afar askar oo dhinacyada dagaalamay ah. Lama og waxa ay salka...
Dowladda Kenya oo shaacisay inay xoogga saareyso la dagaallanka Al-Shabaab
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlay dadweyne isugu soo baxay in uu la kulmo waxa uu u sheegay in Xukuumadda Nairobi ay go’aan ku gaartay sidii ‘AS’ ay uga soo afjari lahayd sii joogitaanka Dalkaas.
DF oo Muqdisho ka daahfurtay barnaamijka Caddaaladda & Asluubta
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan oo qayb ka ah qorshaha Xukuumadda.
Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo isbitaal loola cararay
Ra'isul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isbitaalka loola cararay, isaga oo baaritaan caafimaad ku maray Isbitaalka Sheba ee magaalada Tel Hashomer Sabtida maanta ah, laakiin xaaladiisu way wanaagsan tahay, sida uu sheegay xafiiskiisa, iyada oo aysan jirin wax calaamado ah oo muujinaya suurtagalnimada inuu xilka wareejiyo.
Amniga Muqdisho oo loo baqayo , cabsi jirta, digniin soo baxaysa & qaraxyo dhacay
Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay weeraro iyo qaraxyo waxyeelo gaystay. Maanta degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax wadada dhinaceeda galiyay , gaar ahaan xaafada Tubawayne. In ka badan 7 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay...
Ruto oo ka hadlay Dibad baxa mucaaradka digniin adagna diray
Nairobi (Raxanreeb )Madaxweynaha Kenya William Ruto oo digniin adag u jeediyay mucaaradka ayaa sheegay in dibedbaxyo aysan ka dhici doonin dalka, midkii ay u qorsheeyeen Arbacada madhici doono mana dhici doono. Waxa uu taageerayaashiisa kula hadlayay magaalada Naivasha ee bartamaha Kenya, labo maalmood kaddib markii ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen iska horimaadyo dhexmaray...
Museveni oo madaxweynihii Congo ku eedeeyey inuu gabaad siiyo Daacish
Kampala (Raxanreeb) Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay hoggaamiyihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, in uu gabbaad siiyay maleeshiyada Daacish, una ogolaaday in ay ka faa’iideystaan macdanta iyo alwaaxda, ayna dhaqaalaha ay ka heleen u adeegsadeen inay ku dhisaan awooddooda. Jabhad horey fadhigeedu u ahaa Uganda, Allied Democratic Forces (ADF),...
Somaliland oo u jawaabtay WHO iskana fogaysay eedeyn oo jeediyay
Hargaysa (Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo war qoraal ah soo saartay ayaa jawaab adag ka bixisay warbixintii ay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO kasoo saartay dagaalka Laascaanood, taas oo lagu eedeeyay ciidanka Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibaadda Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay dhulka iyo shacabka Somaliland ka difaacayaan,...









