Month: July 2023

Wasiirkii laga ”eryay” Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay
Post

Wasiirkii laga ”eryay” Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku saameeyay  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Cilmi Maxamuud Nuur oo qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa sheegay intii uu xilka haayay uu  hormuud u ahaa barnaamijka dib-u-habeynta Maaliyadda, isla markaana uu ku faraxsan yahay xilka qaadista lagu...

XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?
Post

XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?

Muqdisho (Raxanreeb )  Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wajahaysa cadaadis xooggan  oo kaga imaanaya Golaha shacabka Soomaaliya sabab la xiriirta waxqabad la’aan muddo sanad ah . Ra’iisulwasaaraha ayaa culays kaga  yimid Madaxtooyadda Soomaaliya la sheegay in loogu qaaday  xubno ka mid ah   Golihiisa Wasiiradda , taas oo la sheegay in ay ahayd fariin uu...

Isku shaandhayn  lagu sameeyay Golaha Wasiirada Yaa la bedelay Yase la magacabay ?
Post

Isku shaandhayn  lagu sameeyay Golaha Wasiirada Yaa la bedelay Yase la magacabay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS. Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa faahfaahinaya isku shaandheynta iyo magacaabistan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada. Biixi Iimaan Cige ayaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda, iyadoo...

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay
Post

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay

Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay ku diidan yihiin qorshaha Xukuumadda ee Wasiirada lagu horkeenayo Golaha. Sheekh Aadan Madoobe oo furay kulanka ayaa ka hadlay mooshinkan, isaga oo la wadaagay xildhibaanada, si ay cod ugu qaadaan in...

ATMIS  iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Bakool
Post

ATMIS iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Bakool

Ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka ee Itoobiya oo u diiwaangashan howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS iyo dagaalamayaal katirsan ‘AS’ ayaa ku dagaalamay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Waajid ee Gobolka Bakool DG Koofur Galbeed.