Ceelbarde (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar gaadma ah waxaa lagu soo waramayaa in ay ku qaaday degmada Ceelbarde ee gobolka Baay. Fariisimo ciidanka maamulka KGS ay ku leeyihiin degmadaas ayaa laga maqlayay saaka weerar gaadma ah oo la sheegay in lagu qaaday ciidanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaasta labada dhinac ay is...
Month: July 2023
DFS & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka ATMIS ayaa ka wada- hadlay sidii ciidan Soomaaliya si buuxda ay ula wareegi lahaayeen amniga goobihii ay ka baxeen ciidanka. Labada dhinac ayaa sidoo kale kale waxay isla soo qaadeen sida muhiim ay u tahay in ciidanka Soomaaliya ay helaan qalab iyo tababar dheeraad ah si ay...
Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaalo la isugu keenayo xubnaha mucaaradka ah ee maamulkaas iyo Madaxwayne Saciid Dani. Dhinacyadan aya ku kala fogaaday , arrimaha doorashooyinka iyo in la furo dastuurka taas oo sababtay in rabashado ay ka dilaacaan magaalada Garoowe ee Puntland. Odayaasha dhaqanka & ismimada...
Dal Yurub ku yaalla oo raalligelin ka bixiyay doorkii uu ku lahaa addoonsiga
Boqorka Nederland ayaa si rasmi ah raaligelin uga bixiyay doorka dalkiisa ee ka ganacsiga addoonta, isagoo sheegay inuu dareemayo "qof ahaan iyo dal ahaanba " inay saamaysay.
Waa kuma Wiilka Siiriyaanka ee baraha bulshada sida aadka u qabsaday
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa Baraha Bulshada mar qura qabsaday 20-kii saac ee la soo dhaafay muuqaal laga soo duubay Wiil aad u da’yar oo ka mid ah Qaxootiga ka soo qaxay dalka Suuriya, kaas oo ka mid ahaa kumanaan kun ee shalay isugu soo baxay garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho Stadium.
Dowladda Soomaaliya oo lagu dacwaynayo lacag loogu leeyahay KENYA
Nairobi (Raxanreeb ) Maxkamad taal Nairobi ayaa xukun magdhow lacageed ah ku ridday Dawladda Federaalka Soomaaliya , kiiskan ayaa la xiriira heshiis qandaraas sannadkii 2016 , dhex maray Safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo shirkad dhismaha ka shaqeysa oo magaceeda lagu sheegay Kingsley Construction Limited si ay dayactir ugu sameyso safaaradda, sida uu baahiyay wargeyska Daily...
Xubno ka mid ahaa Daacish oo Boosaaso lagu soo bandhigay
Boosaaso (Raxanreeb ) Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa soo bandhigay xubno ka tirsanaa kooxda Daacish oo isku soo dhiibay Ciidamada amaanka. kuwaasoo gaaraya 12 xubnood Xubnahan ayaa ka soo goostay kooxda Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari sida uu sheegay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Col. Cabdulqaadir Jaamac Dirir...
Midowga Yurub oo si adag uga hadlay kitaabkii Qur’aanka ee lagu gubay Sweden
Midowga Yurub ayaa si adag u cambaareeyay gubidda Qur’aanka iyo muujinta cunsuriyadda, waxayna caddeeyeen inaysan meelna uga jirin Yurub.
Haweeneyda ugu cadcad inay Venezuela madaxweyne kanoqoto
Haweeney kamid ah hogaamiyayaasha ugu cadcad mucaaradka Venezuela ayaa la sheegay in dowalada a ka joojisay in muddo 15 sano ah ay u tartanto wax xil ah oo dadweynaha soo dooranayaan.
Haramcad oo howlgallo ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Ciidamadda Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa Deegaanada ku teedsan Degmada Afgooye oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ka wada howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.









