Day: August 3, 2024

Home » Archives for August 3, 2024
Liido Beach Attack: How Did Al-Shabaab Breach Mogadishu’s Security?
Post

Liido Beach Attack: How Did Al-Shabaab Breach Mogadishu’s Security?

Last night, Mogadishu’s popular Liido Beach became a scene of horror as gunmen and a suicide bomber from Al-Shabaab launched a deadly attack, killing over 60 and wounding more than a hundred civilians who were there for weekend leisure. Official reports from Mogadishu police put the death toll at 32, with 63 injured. However, this...

MW Xasan Sheekh & Hay’adaha amniga oo ka kulmay weerarkii Liido & talaabo la qaadayo.
Post

MW Xasan Sheekh & Hay’adaha amniga oo ka kulmay weerarkii Liido & talaabo la qaadayo.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan weerarkii argagixisadu ku qaaday shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa xeebta Liido, qasaaraha ka dhashay iyo qorshaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda. Madaxweyne Xasan...

Post

Dad badan oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay duleedka Balcad ee Sh. Dhexe

Jowhar (Raxanreeb )- Gaari ay saarnayeen dad shacab ah oo maryay deegaanka Gololay ee Shabeellaha dhexe ayaa intooda badan dhintay ka dib markii miino ay la kacday gaariga ay saarnayeen. Gaarigan ayaa ka mid ahaa kuwa rakaabka ee ku safra wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale ee Shabeellaha dhexe. Qaraxaan ayaa haleelay Gaari nooca...

32 Qof oo ku geeriyooday qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.
Post

32 Qof oo ku geeriyooday qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xebta Liido ee magaalada  Muqdisho , halkaaas oo ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka waxyeelada ay soo  gaartay ayaa la dhigay isbitaalada magaalada Muqdisho kuwaas oo isugu jira kuwa culus iyo kuwo fudud. In ...