Day: August 26, 2024

Home » Archives for August 26, 2024
Madaxweyne Biixi iyo mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadiisa oo xariga ka jaray Xabsi weyn oo laga dhisay gobolka Maroodi-Jeex.
Post

Madaxweyne Biixi iyo mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadiisa oo xariga ka jaray Xabsi weyn oo laga dhisay gobolka Maroodi-Jeex.

Maroodi-Jeex (Raxanreeb Online) – Madaxweynaha mamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xarigga ka jaray xabsi labaad oo uu yeelan doono gobolka Maroodi-jeex, kaas oo laga hirgeliyey deegaanka halleeya ee Bariga magaalada Hargeysa. Sidoo kal, munaasibadda xarig jarka waxa madaxweynaha kala qaygalay guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, xeer ilaaliyaha guud, Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan,...

Wasaaradda Maaliyadda oo warsaxaa-fadeed ay soo saartay ku shaacisay in ay dhaqangalisay heshiiska ganacstada iyo dowladda.
Post

Wasaaradda Maaliyadda oo warsaxaa-fadeed ay soo saartay ku shaacisay in ay dhaqangalisay heshiiska ganacstada iyo dowladda.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta oo isniin ah dhaqangelisay Hannaanka Khidmad-dhimista ee lagu go’aamiyay Qaraarkii Golaha Wasiirrada kuna saabsanaa in la dhimo 50% lacagta looga qaado Iskaanka lagu hubiyo badeecadaha kasoo dega Dekadda Muqdisho. Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo kulan deg deg ah yeeshay dhawaan ayaa go’aamiyay in meesha laga saaro shirkado...

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo kulan muhiim ah laqaatay Taliska guud ee ciidanka SSC.
Post

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo kulan muhiim ah laqaatay Taliska guud ee ciidanka SSC.

Laascaanood (Raxanreeb online) – Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa shir muhim ah la qaatay Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca SSC-khaatumo iyo saraakiisha Ciidanka Daraawiishta. Ugu horreyn Hoggaamiyaha ayaa warbixin ka dhagaystayTaliyaha Guud ee Ciidanka, Taliye ku xigeenka, Hoggaanada, Taliyo Qaybeedyada, Taliyayaasha Guutooyinka iyo dhammaan Taliyaha Colladda Geesiyaasha Daraawiishta. Intaa kaddib, kulanka ayaa diirrada...

Ugu yaraan 15 qof oo lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen guryo ay ku sugnaayeen dad barakacayaal ah oo ku yaalla Qaza.
Post

Ugu yaraan 15 qof oo lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen guryo ay ku sugnaayeen dad barakacayaal ah oo ku yaalla Qaza.

Gaza (Raxanreeb onlien) – Ugu yaraan 15 falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil la beegsatay guryo iyo iskuul ay gabaad ka dhiganayeen dad rayid ah oo ku nool Marinka Qaza Isniintii, sida laga soo xigtay ilo caafimaad. Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israel ayaa duqeysay guri...

SOMALIA:Al-Shabaab issues ultimatum to Banks over Government’s new Tax
Post

SOMALIA:Al-Shabaab issues ultimatum to Banks over Government’s new Tax

Al-Shabaab, the militant group operating in parts of Somalia, has issued a stark ultimatum to local banks and financial institutions, demanding they cease cooperation with the Somali government’s newly implemented 5% sales tax. The group warned that private individuals should withdraw their funds from participating banks by August 25, 2024, or face serious consequences, highlighting...

SOMALIA:Former President Discusses Security and Economic Challenges with Lawmakers
Post

SOMALIA:Former President Discusses Security and Economic Challenges with Lawmakers

Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed recently met with members of parliament from the Hawiye clan to discuss the economic and security challenges facing local businesses in Mogadishu. The talks focused on the federal government’s new sales taxes, which have caused discontent among business owners struggling to recover in the current economic climate. Security...

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaannada mucaaradka ah oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho.
Post

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaannada mucaaradka ah oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb Online) – Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ku matala Baarlamaanka labada Aqal ayaa xalay shir ku yeeshay Guriga Madaxweynihii Hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed. Sidoo kale, shirkan waxaa looga hadlay xaalada dalka iyo dhibaatada heysata Shacabka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda Muqdisho. Dhanka kale, Xildhibaannada ay si weyn uga hadleen culeyska ay...