Day: August 31, 2024

Home » Archives for August 31, 2024
Maxaa Itoobiya uga baxay isbahaysiga Masar iyo Soomaaliya.
Post

Maxaa Itoobiya uga baxay isbahaysiga Masar iyo Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) –  Isbaheysiga Milatari ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar ayaa ka socda Geeska Afrika ee taagta daran, taas oo Itoobiya si gaar ah uga careysiisay – waxaana jira walaac laga qabo in burburka uu noqdo mid ka badan dagaal afka ah. Xiisadda ayaa sare u kacday toddobaadkan markii ay magaalada Muqdisho ee...

Jabuuti oo 100% siinaysa Itoobiya inay maamusho dekedda Tadjoura oo ay u soo jeediso hindise diblomaasiyadeed.
Post

Jabuuti oo 100% siinaysa Itoobiya inay maamusho dekedda Tadjoura oo ay u soo jeediso hindise diblomaasiyadeed.

Jabuuti (Raxanreeb onlin) – Jabuuti ayaa soo jeedisay in Itoobiya si buuxda u maamusho dekedda Tadjoura oo ku taal meel 100 KM u jirta xadka Itoobiya. Hadalkan waxaa ku dhawaaqay wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf mar uu wareysi siiyay BBC-da. Soo jeedintan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay cirka isku sii shareereyso khilaafka...

Wariyaasha muqdisho oo laga hor istaagaay in ay soo tabiyaan qaraxyadii ka dhacay suuqii tabeelaha sheikh ibraahim.
Post

Wariyaasha muqdisho oo laga hor istaagaay in ay soo tabiyaan qaraxyadii ka dhacay suuqii tabeelaha sheikh ibraahim.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adaha aminiga soomaaliya ayaa saxaafada ka hor istaagay in ay soo tabiyaan qasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay suuqa tabeelaha sheikh ibraahim iyo dabkii ka dhashay oo aan weli damintiisa an lagu guuleysanin. Ciidamo isu kugu jira nisa iyo kuwa booliska soomaaliya ayaa wariyaal wax ka duubayey ka tir tiray muuqaaladii...

Somali Army Launches Major Offensive to Liberate Key Regions from Al-Shabaab Control
Post

Somali Army Launches Major Offensive to Liberate Key Regions from Al-Shabaab Control

The Somali National Army (SNA) is stepping up its fight against Al-Shabaab militants in the HirShabelle region, particularly in the western parts of Hiran and some areas of Middle Shabelle. According to Sheikh Abukar Mohamed, the spokesperson for Somalia’s Ministry of Defense, the military is focused on freeing territories still controlled by Al-Shabaab within this...

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan isu soo bax Jimcihii ka dhacay magaalada Xudur.
Post

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan isu soo bax Jimcihii ka dhacay magaalada Xudur.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soo horjeestay banaan bax shalay ka dhacay Itoobiya oo lagu doonayay in lagu taageero dal ku xad-gudbay Qaranimada Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saareen mudanayaashan ayaa waxa ay uga digeen in...

 SOMALIA:Al-Shabaab Attacks Market on the Outskirts of Mogadishu with Explosives
Post

 SOMALIA:Al-Shabaab Attacks Market on the Outskirts of Mogadishu with Explosives

Al-Shabaab militants have been accused of planting explosives in a major market located in the Tabeelaha Sheekh Ibraahim area on the outskirts of Mogadishu. Reports are emerging about the extent of the damage caused by two explosions that occurred this morning. According to local residents, the explosives specifically targeted the market, with sources indicating that...