Day: September 17, 2024

Home » Archives for September 17, 2024
SCAA Confirms No Flight Interruptions Despite Baidoa Travel Chaos
Post

SCAA Confirms No Flight Interruptions Despite Baidoa Travel Chaos

After flights to Baidoa were abruptly canceled, leaving dozens of passengers, including women and children, stranded at Mogadishu’s Aden Adde International Airport, the situation took a new turn. The sudden suspension of flights caused frustration among travelers, who received no clear explanation from airport officials or airline representatives. One anonymous traveler said, “We were just...

Dagaal udhexeeyay ciidanka Somaliland & SSC-Khatumo oo ka dhacay gobolka Ceyn.
Post

Dagaal udhexeeyay ciidanka Somaliland & SSC-Khatumo oo ka dhacay gobolka Ceyn.

Ceyn (Raxanreeb online) – Dagaal khasaaro kala duwan dhaliyay oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa SSC khaatumo ayaa xalay ka dhacay deegaanka Gocondhaale, kaddib markii la sheegay in halkaasi soo weerareen ciidamada Somaliland. iSidoo kale, dagaalka xalay dhax maray ciidamada maamulka Hargeysa iyo kuwa Khaatumo ayaa la sheegay in ay ku dhinteen labo...

Guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo walaac ka muujiyay xaalada Xildhibaan Maxamed Abiib.
Post

Guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo walaac ka muujiyay xaalada Xildhibaan Maxamed Abiib.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha Wakiillada maamulka Somaliland, ayaa isbuucii labaad ku xiran xabsi kuyaalla magaalada Hargeysa, mana jirto ilaa hadda wax maxkamad ah oo lasoo taagay xildhibaanka u xiran Madaxtooyada Somaliland. Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa xabsi ku jira xilli wali uu wali huwan yahay xasaannadii xildhibaannimo, waxaana dhagaha ka...

DFS  oo joojisay duulimaadkii Baydhabo & shacabka ku xaniban Garoonka Aadan Cadde.
Post

DFS  oo joojisay duulimaadkii Baydhabo & shacabka ku xaniban Garoonka Aadan Cadde.

Muqdisho (Raxanreeb )- Diyaarado dad shacab ah qaadi lahaa oo ku sii jeeday magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur-galbeed ayaa lagu xanibay garoonka  Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaana la sheegay in diideen in garoonka ka dhoofaan diyaaradaha saakay kusii jeeday magaalada Baydhabo Shalay ayey aheyd markii Sarkaal Ciidan...

Hirshabeelle President Launches Major Offensive to Clear Al-Shabaab from its territory
Post

Hirshabeelle President Launches Major Offensive to Clear Al-Shabaab from its territory

A new military operation aimed at clearing the areas between Balcad and Jowhar of Al-Shabaab militants is set to begin, according to President of Hirshabeelle, Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlaawe). In a high-level meeting to discuss the operation, President Guudlaawe met with the Commander of the Somali National Army (SNA), General Ibrahim Sheikh Muxyadiin, as...