Day: September 19, 2024

Home » Archives for September 19, 2024
Xildhibaanad Sareedo oo loo diiday in ay tagto degaankeeda sababo laxiriira khilaafka Villa Somalia & Koonfur Galbeed.
Post

Xildhibaanad Sareedo oo loo diiday in ay tagto degaankeeda sababo laxiriira khilaafka Villa Somalia & Koonfur Galbeed.

Muqdisho (Raxaanreeb online) – Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa saakay loo diiday in ay ka dhoofto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyada oo kusii jeeday magaalada Baydhabo. Xildhibaannad Sareedo oo loo diiday in ay u dhoofto magaalada Baydhabo ayaa kamid ah kuwa si weyn u taageersan Madaxweyne Laftagareen,...

Madaxweyne Biixi oo kulan laqaatay wafdi ka kala socday Kenya iyo Ethiopia.
Post

Madaxweyne Biixi oo kulan laqaatay wafdi ka kala socday Kenya iyo Ethiopia.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qaabiley wefdi ballaaran oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socda dalalka Kenya iyo Ethiopia oo Somaliland u joogay shir  ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska  Somaliland oo muhiimadiisu ahayd dhiirigelinta haweenka iyo khibrad wanaaga arrimaha haweenka. Sidoo kale,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ergeyga UK u qaabilsan xoojinta Amniga iyo iskaashiga diblomaasiyadeed.
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ergeyga UK u qaabilsan xoojinta Amniga iyo iskaashiga diblomaasiyadeed.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Muqdisho ku soo dhoweeyay Ergeyga Gaarka ah ee UK Alison Blackburne iyo Safiirka Britain ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo xoojinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada. Kulanka ayaa hoosta ka xariiqay iskaashiga diblomaasiyadeed ee...

Beesha uu kasoo jeedo madaxweyne Xasan Sheekh oo nin shacab ah kasoo afduubtay degmada Galhareeri.
Post

Beesha uu kasoo jeedo madaxweyne Xasan Sheekh oo nin shacab ah kasoo afduubtay degmada Galhareeri.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Maleeshiyaad la sheegay in ay yihiin macawiisley kasoo jeeda beesha Waceysle uu ka dhashay Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa nin shacab ah kasoo afduubtay deegaan hoostaga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, ninkan ay soo afduubteen maleeshiyaadka kasoo jeeda degmada Ceeldheer ayaa la sheegay in uu ahaa nin beeraley deegaanka caan...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xasan Cali Kheyre oo shir albaabada uxirnaayeen ku yeeshay Muqdisho.
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xasan Cali Kheyre oo shir albaabada uxirnaayeen ku yeeshay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Warar  ayaa sheegaya in xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre. Sidoo kale, Kulanka labada masuul oo ahaa mid albaabada u xirnaayeen ayaa wararku sheegayaan in looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, waxa ayna labada masuul is...