Day: September 21, 2024

Home » Archives for September 21, 2024
Siciid Deni ““Soomaaliya yaan fursad dambe loo siinin in mar labaad qadka inta ka baxdo dib loo yagleelin shir dib u heshiineed oo ballaaran oo Soomaali hadda ha la’isku keeno la oran maayo”
Post

Siciid Deni ““Soomaaliya yaan fursad dambe loo siinin in mar labaad qadka inta ka baxdo dib loo yagleelin shir dib u heshiineed oo ballaaran oo Soomaali hadda ha la’isku keeno la oran maayo”

Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad u jeediyay, ayaa si weyn uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka jirta,  gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, madaxweyne Deni ayaa sheegay in xaalada siyaasadeed ee dalka haatan uu ku jiro ay tahay midii ugu...

Somalia accuses Ethiopia of smuggling Weapons
Post

Somalia accuses Ethiopia of smuggling Weapons

The Somali government has accused Ethiopia of smuggling weapons into Somalia for the second time in recent months, which has increased tensions between the two countries. In a statement, the Somali Ministry of Foreign Affairs stated that Ethiopia had sent weapons to the Puntland region without approval from the Somali federal government, violating Somalia’s sovereignty....

Cabsida laga qabo ciyaal weero oo markale kasoo cusboonaatay mid kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Post

Cabsida laga qabo ciyaal weero oo markale kasoo cusboonaatay mid kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe si weyn uga nastay dhibaatada ciyaalka weerada, waxaana degmooyinka caasimadda laga dareemay xasillooni iyo amni markii ay meesha ka baxeen ciyaal weerarada. Sidoo kale, Xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir waxaa hadda mar kale kasoo ifbaxaya ciyaalkii weerarada, waxaana wel wel iyo cabsi hor...

Somali Forces Seize Al-Shabaab Base Near Hudur
Post

Somali Forces Seize Al-Shabaab Base Near Hudur

The Somali National Army, specifically the 9th Battalion of the 60th Division, launched a significant military operation early this morning against Al-Shabaab militants on the outskirts of Hudur, the capital of the Bakool region. The operation targeted the Kederar-Adde area, situated about 30 kilometers northwest of Hudur, and involved a brief but intense skirmish. Military...

Ibrahim Caqiil oo lagu dilay duqeyn ay Isra’iil Jimcihii shalay ka fulisay Caasimada Lubnaan ee Beyruut.
Post

Ibrahim Caqiil oo lagu dilay duqeyn ay Isra’iil Jimcihii shalay ka fulisay Caasimada Lubnaan ee Beyruut.

Beyruut (Raxanreeb online) – Israa’iil ayaa duqeyn naadir ah oo ay Jimcihi shalay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah. Sidoo kale, duqeynta oo lagu bartilmaameedsaday guri ku yaalla xaafadda ay dadka aadka ugu badanyihiin ee Daaxiya ee koonfurta Beyruut, ayaa...

Xasan Sheekh”Hub in laga ganacsado waa sharci darro dowladda waa kula dagaalami doontaa, gurigaaga ayaa saq dhexe laguugu soo dhici doonaa, yaan lagu sirmin arrintaas”
Post

Xasan Sheekh”Hub in laga ganacsado waa sharci darro dowladda waa kula dagaalami doontaa, gurigaaga ayaa saq dhexe laguugu soo dhici doonaa, yaan lagu sirmin arrintaas”

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa digniin adag kasoo saaray hubka sharcidarada ah ee lagu heysto magaalada Muqdisho, waxa uuna caddeeyay in lala dagaallami doono dadka guryaha ku heesta hubka. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaana sheegay in la hirgalinayo sharciga la-dagaalanka hubka sharcidarada ah, waxa uuna xusay in mamnuuc tahay in...

DF oo cambaareysay hubka u yimid Puntland.
Post

DF oo cambaareysay hubka u yimid Puntland.

Muqdisho (KAAB TV) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay cambaareyneyso hubka iyo rasaasta u soo degey Dowladda Puntland. Wasaaradda ayaa war saxaafadeed ku qoran luuqadda English ku sheegtay in hubka oo ka yimid Ethiopia ku soo galay sharci darro, uuna halis ku yahay amaanka iyo xasiloonnida dalka iyo kan gobolka. Maanta...