Day: September 28, 2024

Home » Archives for September 28, 2024
Milateriga Israa’iil oo sheegay in ay dileen hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah.
Post

Milateriga Israa’iil oo sheegay in ay dileen hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay dileen hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah weerar xagga cirka ah oo ay ku qaadeen caasimadda Lubnaan ee Beyruut, inkastoo kooxdu aysan weli war ka soo saarin halka uu ku dambeyn doono. “Xasan Nasrallah mar dambe ma awoodo inuu argagax geliyo adduunka,” millatariga Israa’iil ayaa bayaan ay...

Mogadishu Car Bomb Attack Leaves Multiple Dead, Injured
Post

Mogadishu Car Bomb Attack Leaves Multiple Dead, Injured

A powerful car bomb exploded outside the Geeldooh restaurant in Mogadishu on Saturday at noon, resulting in numerous casualties and disrupting the recent period of calm in the Somali capital. Initial reports indicate that at least seven people were killed and twelve others seriously injured, though the final death toll may rise due to the...

DEG DEG: Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.
Post

DEG DEG: Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Faahfaaino kala duwan ayaa kasoo baxaya gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey oo ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka. Sidoo kale, maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waana goob aad u mashquul badan xliyada duhurka oo ay dad badan isugu...

Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle.
Post

Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle.

Jowhar (Raxanreeb online) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso kaas oo ka dhacay Suuqa lagu iibiyo Xoolaha ee Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle. waxana uu sababay dhaawaca...

Dagaalyahano katirsan Alshabaab oo weerar gaadmo ah xalay kuqaaday barkoontarool oo kutaala degmada Kaxda.
Post

Dagaalyahano katirsan Alshabaab oo weerar gaadmo ah xalay kuqaaday barkoontarool oo kutaala degmada Kaxda.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar toos ah ka fuliyay saldhig ciidan oo kuyaalla degmada Kaxda, waxa uuna weerarkan cabsi iyo khal khal badan ku beeray dadka shacabka ah ee degan aagga weerarku ka dhacay. Sidoo kale, dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday bar koontarool ay ciidamada ammaanka kaga...

Duqa magaalada New York oo lagu soo eedeeyay in uu qaatay lacag laaluush ah iyo wax isdaba maris.
Post

Duqa magaalada New York oo lagu soo eedeeyay in uu qaatay lacag laaluush ah iyo wax isdaba maris.

New York (Raxanreeb online) – Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa tabinaysa in duqa magaalada New York oo caan ku ahaa la dagaallanka fal-dembiyeedyada dhaca, markan isaga dembi lagu soo oogay lana soo taagay maxkamad qaadeysa kiis dacwadeed loo heesto. Sidoo kale, duqa magaalada New York Eric Adams ayaa lasoo taagay maxkamada iyada oo loo heesto in...

Askari katirsan ciidanka dowladda oo si arxandaro ah udilay wiil dhallinyaro ah.
Post

Askari katirsan ciidanka dowladda oo si arxandaro ah udilay wiil dhallinyaro ah.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Askari katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in wiil dhallinyaro ah ku dilay xaafad katirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, waxaana dilkan si weyn uga argagaxay qoyska wiilka iyo dadkii kale ee u jeeday markii la dilayay. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ku baxay dad is dagaalayay...

Al-Shabaab Launches Attack on a Police camp in Mogadoshu
Post

Al-Shabaab Launches Attack on a Police camp in Mogadoshu

Al-Shabaab militants launched a direct attack on the Kaxda district in the Banadir region last night, beginning with a series of explosions and heavy gunfire. Eyewitnesses reported hearing two loud explosions, followed by intense gunfire aimed at a military camp where Somali police forces were stationed. The coordinated assault demonstrates the group’s continued capability to...