Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo caan ku ahaa (Fartaag) ayaa shalay kulan gaar ah la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sii wadida iskaashiga xooggan ee dhanka amniga ah ee ka dhaxeeya wadamada.Kulanka ayaa hoosta...
Month: September 2024
Hoobiyeyaal tiro badan oo lagu garaacay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cade.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa saakay aroortii hore tiro hoobiyaal ah lagu garaacay aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana hoobiyaashan dhawaqooda si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah caasimadda. Sidoo kale, inta la xaqijiyay ilaa afar hoobiye ayaa loo soo tuuray dhinaca garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Xabsiyada Soomaaliya oo buux dhaafiyay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Musiibadii dhawaan ka dhacday xabsiga Makala ee magaalada Kinshasa oo ay ku dhinteen 129 maxbuus oo ku jiray xabsigii fashilmay, ayaa ah mid xasuusin murugo leh oo muujinaysa cawaaqib xumada ka dhalan karta ciriiriga xabsiga. Soomaaliya, sidoo kale, waxay qarka u saaran tahay masiibo la mid ah. Xabsiyada Muqdisho oo cidhiidhi...
Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Galgaduud (Raxanreeb online) – Dagaal beeleed ayaa ka dhacay deegaano hoostaga Degmada Caabudwaaq oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed Dagaal beeleedkan ayaa la sheegay inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaal beeleedyada ayaa la sheegay in ay ka dhaceen gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Bali Seenyoone oo u dhaxeeya magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado ee...
Abiy oo la kulmay General Abdel Fattah al-Burhan.
Beijing (Raxanreeb onlien) – Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta wada-hadallo la yeeshay guddoomiyaha golaha ku-meel-gaarka ah ee Suudaan Jeneral Abdel Fattah Al-Burhan, oo ay ka wada qayb-galayaan Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. “Kadib kulankeenii bishii Luulyo, waxaan helay fursad kale oo aan kula kulmo General Abdel Fattah al-Burhan oo dhinac socda Madasha Iskaashiga...
Airstrikes hit key Al-Shabaab bases in Somalia
The Somali National Armed Forces, with support from international allies, recently conducted airstrikes targeting al-Shabaab hideouts in the Ruunnirgood and Ceeldheer districts, located in the Middle Shabelle and Galgaduud regions. These airstrikes focused on known militant locations and were reported to have caused significant damage, including the destruction of vehicles and safe houses, while inflicting...
Qaraamda Midoobay ayaa dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland ugu baaqday in lajoojiyo toogashada caruurta ka yar da’da 18-ka Sano.
New York (Raxanreeb online) – Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka toogasho aanan lagu fulin ciqaabtaasi. Sidoo kale, bayaan ay si wada jir ah u soo saareen Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu dilay dagaalamayaal katirsan Alshabaab.
Galgaduud (Raxanreeb online) – Duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ayaa lagu garaacay deegaanno kuyaalla xadka ay wadaagaan gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhaxe, waxaana deegaannada la duqeeyay la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno badan oo katirsanaa kooxda Al-shabaab. Sidoo kale, Saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in la duqeeyay deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Ruunirgood...
Somali President in Beijing to Boost China-Africa Ties at FOCAC Summit
President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has arrived in Beijing for the 2024 Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC), which runs from September 4 to 6. The summit is focused on strengthening ties between China and African countries, with the theme “Joining Hands to Advance Modernization and Build a High-Level China-Africa Community with a Shared Future.”...
Rabshadaha Masar iyo Itoobiya oo dhalinaya cabsi laga qabo dagaal cusub oo ka qarxa Geeska Afrika.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Hanjabaado ay isweydaarsadeen Masar iyo Itoobiya, kadib shixnad hub ah iyo ciidamo la sheegay in Qaahira ay geysay Soomaaliya u dhow, ayaa dhalisay cabsi laga qabo dagaal dhexmara labada waddan ee ugu dadka badan Afrika. Itoobiya iyo Masar ayaa sanado badan isku heystay kadib markii ay ku guuldareysteen inay xaliyaan khilaafkooda...









