Day: October 2, 2024

Home » Archives for October 2, 2024
Xoghayaha Guud QM Guterres oo laga mamnuucay Israa’iil
Post

Xoghayaha Guud QM Guterres oo laga mamnuucay Israa’iil

London (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres laga mamnuucay inuu soo galo dalka, isaga oo ku eedeeyay in uu dhinac ka yahay Israa’iil. Maanta, waxaan ku dhawaaqay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay @antonioguterres uu yahay qof aan laga rabin gudaha Israa’iil, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilka ukala wareejiyay Taliyeyaasha Ciidanka Boliiska
Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilka ukala wareejiyay Taliyeyaasha Ciidanka Boliiska

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula kala wareegaayeen Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliyeed, Sarreeyo Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo Taliyihii hore, Sarreeyo Gaas Sulub Axmed Firin. Sidoo kale, Xamse ayaa uga mahadceliyay Taliyihii hore, dadaalkiisii iyo hoggaamintiisii wanaagsanayd intii uu xilka hayay isaga...

Madaxweynaha Iran oo sheegay ciddii loogu aargudaayay weerarkii xalay ay ku qaadeen isra’iil.
Post

Madaxweynaha Iran oo sheegay ciddii loogu aargudaayay weerarkii xalay ay ku qaadeen isra’iil.

Tehran (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Iiraan Massoud Pezeshkian, ayaa difaacay weerarka Iiraan ee xalay, waxaana uu uga digay Israa’iil fariin uu ku soo qoray barta X. Sidoo kale, madaxweyne Pezeshkian ayaa sheegay in iyadoo lagu saleynayo xuquuqda sharciga ah ee Iiraan iyo ujeedka nabad iyo amni u ah Iiraan iyo gobolka, ay tani tahay  jawaab...

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho yimaaday siweyna loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aaden cadde.
Post

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho yimaaday siweyna loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aaden cadde.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Laftagareen, ayaa ah ka qeybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu wado inuu ka furmo Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka,kaasi oo looga...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday guud ahaanba bacaha halka mar laisticmaalo + ujeedada.
Post

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday guud ahaanba bacaha halka mar laisticmaalo + ujeedada.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Soomaaliya ayaa Talaadadii soo rogtay mamnuucid muddo dheer dib loo dhigay bacaha hal mar la isticmaalo si ay gacan uga geysato wax ka qabashada wasakhda, taasoo ah waddankii ugu dambeeyay ee Afrikaan ah ee isku dayaya inuu joojiyo qulqulka qashinka aan noolayn karin. Sharcigan cusub oo markii ugu horeysay lagu dhawaaqay...

Somalia Condemns Attack on UAE Ambassador’s Residence in Khartoum
Post

Somalia Condemns Attack on UAE Ambassador’s Residence in Khartoum

The Federal Government of Somalia has strongly condemned the attack on the residence of the UAE Ambassador in Khartoum earlier this week. Reports indicate that Sudanese forces were involved in the assault, although they have denied the allegations, instead blaming the Rapid Support Forces for the incident. In an official statement, Somalia’s Ministry of Foreign...

Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Kenya oo bilaabay mooshin xilka looga qaadaayo madaxweyne kuxigeenka Kenya
Post

Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Kenya oo bilaabay mooshin xilka looga qaadaayo madaxweyne kuxigeenka Kenya

Nairobi (Raxanreeb online) – Xildhibaano katirsan Baarlamaanka labada aqal ee dalka Kenya ayaa durba bilaabay hannaan xilka looga qaadayo madaxweyne ku xigeenka dalkaasi, kaddib khilaaf xooggan oo soo kala dhax galay isaga iyo Madaxweyne William Rutu. Rigathi Gachagua ayaa sidoo kale, lagu eedeynayaa in uu kulug lahaa dibadbaxyadii rabshadaha watay ee ka dhacay Kenya saddex...

NISA Thwarts Major Al-Shabaab Plot in Mogadishu
Post

NISA Thwarts Major Al-Shabaab Plot in Mogadishu

The National Intelligence and Security Agency (NISA) has successfully foiled a planned Al-Shabaab operation in Mogadishu, detaining five suspects and seizing a substantial cache of weapons and explosive devices. The operation, carried out after receiving preemptive intelligence, involved multiple coordinated raids across various residences in the Somali capital. Officials revealed that the raids were part...

Madaxweyne Deni oo lagu wado in maanto uu gaaro magaalada Boosaaso.
Post

Madaxweyne Deni oo lagu wado in maanto uu gaaro magaalada Boosaaso.

Bosaaso (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah uu gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, halkaas uu hadda ka socdo abaabul xooggan oo Madaxweynaha lagu soo dhaweenayo. Sidoo kale, ilo ku dhow dhow Madaxweyne Saciid Deni, ayaa laga soo xigtay in Madaxweynaha maanta...