Day: October 9, 2024

Home » Archives for October 9, 2024
4.4 milyan oo la filayo in ay wajahaan heerar qallafsan oo gaajada Soomaaliya.
Post

4.4 milyan oo la filayo in ay wajahaan heerar qallafsan oo gaajada Soomaaliya.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Tirada dadka ay soo wajahday heerar qallafsan oo gaajada Soomaaliya ayaa la filayaa inay kor u kacdo 4.4 milyan inta u dhaxaysa Oktoobar iyo Disembar, xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) ayaa Isniintii sheegay. “Ugu yaraan 3.6 milyan oo qof ayaa hadda la kulmaya heerar qallafsan oo gaajo...

Soomaaliya oo xaqiijisay heshiis dhanka ammaanka ah oo ay la gashay Masar si la mid ah heshiisyadii Mareykanka iyo Turkiga.
Post

Soomaaliya oo xaqiijisay heshiis dhanka ammaanka ah oo ay la gashay Masar si la mid ah heshiisyadii Mareykanka iyo Turkiga.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Soomaaliya ayaa difaacday heshiiska dhanka amniga ee ay dhawaan la gashay Masar, iyadoo ku tilmaantay inuu la mid yahay iskaashiga hadda jira ee ay la leeyihiin Mareykanka, Turkiga, Midowga Yurub, iyo wadamada Khaliijka. La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa xaqiijiyay in ciidamada Masar ay ka qeyb qaadan karaan...

Axmed Madoobe oo qorsheynaya in doorasho deg deg ah ay ka dhacdo magaalada Kismaayo.
Post

Axmed Madoobe oo qorsheynaya in doorasho deg deg ah ay ka dhacdo magaalada Kismaayo.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Tilaabo laga yaabo in ay sii cakirto doorashada Soomaaliya ayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe waxa uu ku dhawaaqay in doorasho deg deg ah ay ka dhaceyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Go’aankan ayaa imaanaya, kadib markii Axmed Madoobe uu si lama filaan ah uga baxay shirka Golaha wadatashiga Qaran...

Madaxweynaha Soomaaliya oo tababar u soo xiraya saraakiil ka tirsan ciidanka cirka ee xerada Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo tababar u soo xiraya saraakiil ka tirsan ciidanka cirka ee xerada Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu guddoomiyo munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee xerada Balli-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, ee maamulka Koonfur Galbeed. Wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray garoonka diyaaradaha ee magaalada Balli-doogle,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay madaxda ugu sareysa hay’adda UNDP.
Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay madaxda ugu sareysa hay’adda UNDP.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Amb. Axmed Macalin Fiqi Axmed ayaa kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ay hogaamineyso Marina Walter oo ah ku xigeenka madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee UNDP. Waxaa ka mid ahaa waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee uu...

Wasiirka Warfaafinta Puntland Oo Dhaliilay U Diyaar Garowga Madaxweyne Maxamuud Ee Doorashada 2026.
Post

Wasiirka Warfaafinta Puntland Oo Dhaliilay U Diyaar Garowga Madaxweyne Maxamuud Ee Doorashada 2026.

Garoowe (Raxanreeb online) – Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng. Maxamuud Ceydiid Dirir, ayaa shalay ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu ku guuldareystay inuu isku diyaariyo doorashada dalka ka dhaceysa sanadka 2026-ka. Dirir oo ka hadlayay magaalada Garoowe ayaa dhaliilay shirka golaha wadatashiga qaran ee hadda socda, isagoo sheegay in lagu guul dareystay in madaxweyne...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo magacaabay Agaasimayaal.
Post

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo magacaabay Agaasimayaal.

Jowhar (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilalkan u magacaabay. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ayaa mas,uuliyiintaan hoos ku qoran loogu magacaabay xilalka kala ah. 1. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim waxaa si KMG ah loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta. 2. Xuseen Jeelle...

Somali Army Kills 59 Al-Shabaab Militants in Major Offensive
Post

Somali Army Kills 59 Al-Shabaab Militants in Major Offensive

The Somali National Army (SNA) has conducted a series of successful military operations in central Somalia, killing 59 Al-Shabaab militants, according to a statement from the Ministry of Information. The operations targeted key strongholds of the group in the Galgadud and Middle Shabelle regions, specifically around Gerile, Awsweyne, and Hawadley. The Ministry emphasized that the...