Day: November 3, 2024

Dowladda Soomaaliya oo bilowday qorshey ay safaaradda Itoobiya uga rareyso madaxtooyada Soomaaliya.
Post

Dowladda Soomaaliya oo bilowday qorshey ay safaaradda Itoobiya uga rareyso madaxtooyada Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in xeyndaabka madaxtooyada Soomaaliya uga rarto safaarada ay halkaasi ku leedahay dowladad Itoobiya, xilli uu hadda neel xun marayo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in aysan sax aheyn in safaaradda dowladda Itoobiya...