Wasiirka Amniga ee SSC-Khaatumo, oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Ceerigaabo, ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu mas’uul ka noqon doono wixii dhib ah ee ka dhasha weerarka ay kusoo qaadeen shacabka ku sugan magaaladaas. Wasiirka ayaa yiri: “Dhiiga dadka yaga way ka shalaayi doonaan Somaliland.” Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in weerarka lagu...
Day: November 26, 2024
DEG DEG: Dagaal udhexeeyo ciidanka dowladda Federaalka iyo ciidanka Jubbaland oo ka qarxay Raaskambooni.
Jubbada Hoose (Raxanreeb online) – Faahfaahino kula duwan oo kasoo baxaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in goordhow uu halkaasi ka qarxay dagaal udhexeeyo ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ay gaysay gobolka Raaskambooni. Sidoo kale, dagaalka ayaa salka ku hayo khilaafka u dhexeysa dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed...
Türkiye, Somalia Deepen Energy Ties with New Exploration Deal
Türkiye and Somalia have signed a memorandum for joint hydrocarbon exploration, strengthening their growing energy partnership. The agreement, announced by Turkish Energy Minister Alparslan Bayraktar involves Türkiye’s state-owned energy company, TPAO, and Somalia’s Petroleum Authority collaborating on onshore oil and gas research. Speaking about the deal, Bayraktar said, “With this agreement, we will carry out oil and...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in la sii xoojiyo iskaashiga garsoorka.
Muqdisho (Raxanree online) – Baashe Yuusuf Axmed Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay, waxaana ay isla garteen in la sii xoojiyo wada shaqeynta Garsoorka ee Soomaaliya iyo Shiinaha, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA....
Wasiirka arrimaha gudaha DF Cali Xoosh oo kulan laqaatay 135-ta oday ee saxiixayaasha
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta ku martigeliyey xarunta Wasaaradda odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee 135-ta. Kulankan oo sidoo kale qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caydaruus Macallin ayaa ugu horeeyn Wasiir Cali Xoosh waxaa uu odeyaasha dhaqanka warbixin ka...
Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo shalay xilka laga qaaday oo isna xilka kaqaadis sameeyay.
Gedo (Raxanreeb oline) – Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir), oo shalay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland xilka ka qaaday, ayaa isna goordhaw sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis. Sidoo kale, Guddoomiye Shimbir ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu xilka uga qaaday maareeyihii garoonka diyaaradaha degmada Garbahaarey, waxa uuna u magacaabay maareeyaha...
Turkiga oo tijaabin doona gantaalada Tayfun, Cenk iyo Bora ee Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Turkiga ayaa isku diyaarinaya in ay tijaabiyaan hannaankooda casriga ah ee gantaallada ballistic-ga ah, oo ay ku jiraan kuwa riddada dheer ee Tayfun iyo Cenk, oo ay ku tijaabin doonto saldhig cusub oo milateri oo laga dhisayo Soomaaliya. Halka gantaalka Bora uu qayb ka ahaa hubka Turkiga muddo sanado ah, horumarku...
Mogadishu Rallies for Electoral Reforms as Puntland and Jubbaland Object
Hundreds of Mogadishu residents have turned up for a rally to express support for president Hassan Shekh and the approval of key electoral reforms by Somalia’s Federal parliament on Tuesday morning. The residents have come together at the iconic Daljirka Dahsoon Monument as Police and other security agencies have heightened the security situation in the...
Somalia Rejects Jubaland Election, Seeks Madobe’s Arrest
MOGADISHU, Somalia — The Somali federal government has rejected the recent presidential election in Jubaland, describing it as “illegal” and calling for legal action against the region’s leader, Ahmed Mohamed Islam better known as Ahmed Madobe. The decision came after an emergency cabinet meeting on Monday night, where officials accused the election of violating the...
Dowladda Federaalka oo diiday in Axmed Madoobe uu mar kale noqdo Madaxweynaha Jubbaland.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag u diiday in Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu mar saddexaad u tartamo xilka Madaxweynaha Jubbaland, iyadoo ku tilmaantay in hannaankaas uu yahay mid aan waafaqsaneyn dastuurka dalka, isla markaana ay ku eedeeyeen in uu ku xadgudbay heshiisyadii doorashada. Shirkii Golaha Wasiirada ee xalay...