Kismayo, Somalia – The Jubbaland Ministry of Internal Security has voiced deep concern over the arrival of federal troops in the Lower Jubba region, describing the deployment as unauthorized and a potential threat to the region’s stability and governance. According to a statement issued by the ministry, soldiers were airlifted from Mogadishu to Raskambooni earlier...
Day: November 25, 2024
Axmed Madoobe ” Wiilkii aan shalay kursiga xildhibaanimo aan siiyay ayaa loo adeegsaday burburinta Jubbaland”
Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa maanta mar kale shanta sano ee soo socota loo doortay in Madaxweyne kasii ahaado maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kaddib doorasho ay kula tartameen labo musharax oo kale oo ka dhacday goordhaw magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Jubbaland, ayaa dib u doorashadiisa kaddib khudbad uu ka jeediyay hoolka doorashada kaga hadlay...
Sheekh Shariif oo hambalyo iyo bogaadin udiray Madaxweynaha cusub ee Jubbaland Axmed Madoobe
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, waxa uuna taageeray soona dhaweeyay doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo. ”Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Baarlamaanka Jubaland u doortay in uu hogaamiyo Dowlad...
Somali Government Deploys Troops to Raskambuni Amid Rising Jubaland Power Struggle
Kismayo, Somalia— In a move that reflects the growing political tensions between Somalia’s federal government and Jubaland, troops have been deployed to the Raaskambuuni area in Lower Juba. Reliable sources confirm that the forces led by Colonel Hassan Iraqi, commander of the Gorgor Special Forces’ 18th Battalion, have established new positions in the region. The...
Ahmed Madobe Re-Elected as President of Jubaland Amid Political Tensions
Kismayo, Somalia — Ahmed Mohamed Islam better known as Ahmed Madobe has been re-elected as President of Somalia’s Jubaland region for a third term. In an election held in Kismayo Madobe secured 55 out of 75 votes from the regional parliament, reaffirming his position as a central figure in Somali politics since 2013. This victory...
Senatorkii Villa Somalia udirtay magaalada Kismaayo si uu khal-khal galiyo doorashada oo xabsiga ladhigay
Kismaayo (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, ayaa sheegaya in goordhaw ciidamada nabadsugidda maamulkaasi uu isku dhiibay Senataror Ilyaas Beddel Gaboose oo dhawaan Kismaayo kaga dhawaaqay in loo doortay Madaxweynaha Jubbaland. Sidoo kale, Senator Ilyaas Gaboose ayey wararku sheegayaan in uu isku dhiibay ciidanka Nabbadsugida Jubbaland ayna...
Xasan Cali Kheyre oo hambalyo udiray Axmed Madoobe, DF ugu baaqay in ay joojiso ciidanka ay ku daad gureyneso Kismaayo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), oo maanta ku guuleestay doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo. Sidoo kale, Xasan Kheyre ayaana Madaxweynaha la doortay ugu baaqay in uu mudnaanta koowaad siiyo dib-u-heshiisiinta Jubbaland, la dagaallanka...
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland Oo Ka Badbaaday qarax Miino.
Bardera (Raxanreeb online) – Cabaas Ibraahim Gurey oo ah Taliyaha Ciidamada Darawiishta Jubbaland ayaa maanta oo Isniin ah ka bad baaday isku day dil, kadib markii Miino ay kula qaraxday meel u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya, sida ay sheegayaan wararka dadka deegaanka. Qaraxan oo ka dhacay gobolka Gedo, ayaa sababay burbur xooggan oo soo...
Ahmed Madobe Secures Fourth Term as Jubaland President Amid Controversy
KISMAYO, Somalia — Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, has been re-elected for a fourth term as the president of Somalia’s semi-autonomous Jubaland region, securing 55 votes out of 75 cast by regional parliamentarians in Kismayo. The election comes amidst significant political tension, as the Somali Federal Government (FGS) in Mogadishu declared the process...
DEG DEG: Axmed Madoobe oo markii saddexaad loo doortay madaxweynaha Jubbaland.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii saddexaad loo doortay madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Axmed Madoobe ayaa kusoo baxay wareegga koowaad ee doorashada, wuxuuna helay 55 cod, sida uu shaaciyay guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland. Natiijada soo baxday...