Day: November 24, 2024

Home » Archives for November 24, 2024
Puntland oo mamnuucday 1xBET iyo SIM Card-ka aan diiwaangashanayn si ay uga hortagto dhibaatooyinka bulshada.
Post

Puntland oo mamnuucday 1xBET iyo SIM Card-ka aan diiwaangashanayn si ay uga hortagto dhibaatooyinka bulshada.

Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxtooyada Puntland ayaa si rasmi ah u mamnuucday ka shaqaynta 1xBET oo ah madal caan ah oo lagu sharmayo intarneetka, waxaana la mamnuucay isticmaalka SIM Card-ka gaarka ah ee aan diiwaangashanayn. Awaamiirta, ayaa maanta lagu dhawaaqay, ujeedadeedu tahay in wax laga qabto caqabadaha bulsho iyo dhaqaale ee sii kordhaya ee ku...

Hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha oo ka socota Kismaayo{Sawirro}
Post

Hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha oo ka socota Kismaayo{Sawirro}

 Kismaayo (Raxanreeb online) – Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta dhageysanaya hadal-jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi. Illaa 4 musharrax ayaa isku diiwaangeliyay tartanka doorashada oo beri dhaceysa, sida uu shaaciyay guddiga doorashada ee Jubbaland. Afarta musharraxa ee is diiwaangeliyay ayaa kala ah:- 1-Axmed Maxamed Islaam Madoobe 2- Faysal Maxamed Mataan 3-...

Nin looga shakiyay Al-Shabaab oo la toogtay.
Post

Nin looga shakiyay Al-Shabaab oo la toogtay.

Gaarisa (Raxanreeb online) – Garissa  Nin looga shakiyay argagixisanimo ayaa la toogtay oo la dilay hubna laga helay isaga oo iska horimaad uu kula galay booliska deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa. Koox ka socota kooxda Elite Special Operations Group (SOG) ee Kenya ayaa hawlgal qorsheysan oo sirdoon ah ka fuliyey deegaanka Najo ee Faafi, Gaarisa...

Taliska Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ugu baaqay DF iyo Jubbaland inay xal u helaan khilaafkooda.
Post

Taliska Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ugu baaqay DF iyo Jubbaland inay xal u helaan khilaafkooda.

Muqdisho (Raxanreeb online) – War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee (ATMIS) ayaa loogu baaqay dowladda Federaalka iyo Jubbaland in xal laga gaaro khilaafkii ka dhashay doorashadii Jubbaland ee ka dhacday magaalada Kismaayo. War saxaafadeedka ay soo saartay ATMIS ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin khilaafka dowladda iyo...

Soomaaliya oo saxiixday heshiis ka dhan ah dambiyada abaabulan ee Qaramada Midoobay.
Post

Soomaaliya oo saxiixday heshiis ka dhan ah dambiyada abaabulan ee Qaramada Midoobay.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Soomaaliya ayaa si rasmi ah u saxiixday heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah dambiyada abaabulan ee ku-meel-gaarka ah (UNTOC) iyo hab-maamuusyadiisa intii lagu jiray xaflad Sabtidii ka dhacday Muqdisho si wax looga qabto dambiyada abaabulan iyo kor u qaadista iskaashiga amniga adduunka. Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka...

Madaxweynaha dalka Filibiin Ferdinand Marcos Jr oo dil ugu hanjabtay kuxigeenkiisa Sara Duterte.
Post

Madaxweynaha dalka Filibiin Ferdinand Marcos Jr oo dil ugu hanjabtay kuxigeenkiisa Sara Duterte.

Filibiin (Raxanreeb online) – Hey’adaha ammaanka waddanka Filibiin ayaa Sabtidi xoojiyay amniga madaxweyne Ferdinand Marcos Jr, kaddib marki ay madaxweyne ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Sara Duterte ay si cad ugu hanjabtay in shirqool lagu dili doono, haddii iyada la dilo. Sidoo kale, Sara Duterte oo ah gabadh uu dhalay madaxweynihi hore ee Filibiin Rodrigo...

Madaxweyne Biixi oo lakulmay xubnaha komiishinka guddiga doorashooyinka ee Somaliland.
Post

Madaxweyne Biixi oo lakulmay xubnaha komiishinka guddiga doorashooyinka ee Somaliland.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay Xafiiskiisa ku qaabiley xubnaha komishanka doorashooyinka Somaliland ee qabtay doorashadii isku sidkaneyd ee axsaabta ururada, xisbiyada  iyo Madaxtooyada. Sidoo kale, madaxweynaha Somaliland ayaa shaqadii iyo labadii doorasho ee u qabsoomay Somaliland ku amaanay shacbiga Somaliland ugana mahad celiyey inay adduunka tuseen wacdaro iyo...

Dowladda UK oo sheegtay sida ay ula hadli doonto haddii Netenyahu tago dalkooda
Post

Dowladda UK oo sheegtay sida ay ula hadli doonto haddii Netenyahu tago dalkooda

London (Raxanreeb online) – Dowladda Ingiriiska ayaa kamid noqotay dowladaha shaaciyay in ay xiri doonaan haddii uu dalkooda cagta soo dhigo Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Binjamin Netanyahu, kaddib waarankii soo qabashada ay u jartay maxkamadda dambiyadda adduunka ICC. Sidoo kale, afhayeen u hadlay xafiiska Lambar 10 ee laga xukumo dowladda Ingiriiska, ayaa sheegay in dowladooda u...