Day: November 28, 2024

Home » Archives for November 28, 2024
Dowladda Soomaaliya oo Soomaalidii ugu horeysay kasoo celineysa.
Post

Dowladda Soomaaliya oo Soomaalidii ugu horeysay kasoo celineysa.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dawladda Soomaaliya ayaa u dirtay dalka Jarmalka wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS, si ay u dhameystiraan qorshaha celinta dad gaaraya 120 qof oo ay dawladda Jarmalka mudo dheer xabsiyo ku haysay, kuwaasoo dambiyo kale duwan galay. Sidoo kale, soo celinta 120ka qof ayaa dhaqaale waxaa uu ka...

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay nin ku labisnaa dharka Dumarka.
Post

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay nin ku labisnaa dharka Dumarka.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa Saldhigga Xamar jajab ayaa soo xiray wiil dhalinyaro ah oo ku eedeysan inuu ku kacay fal anshax daro ah. Wiilkaan dhalinyarada ah ee loo soo xiray falka anshax xumada ah ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ah 18 jir ku eedeysan inuu...

Masar oo diyaarisay Ciidamadii uga mid noqon lahaa Howlgalka Cusub ee Soomaaliya AUSSOM.
Post

Masar oo diyaarisay Ciidamadii uga mid noqon lahaa Howlgalka Cusub ee Soomaaliya AUSSOM.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu warbixin dheer ka dhegaystay habraaca diyaarinta farsamada iyo maamulka iyo qalabaynta ciidanka ka qayb-qaadanaya howlgalka cusub ee Midowga Africa ee bilaabanaya sanadka 2025. Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Masar, Sarreeye Guuto, Cabdiraxmaan Cabdullaahi, ayaa sheegay in ciidamada xoogga...

Ra’isul Wasaaraha soomaaliya oo aaday dalka Kenya iyo xog ku aadan ujeedka safarkiisa.
Post

Ra’isul Wasaaraha soomaaliya oo aaday dalka Kenya iyo xog ku aadan ujeedka safarkiisa.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi la socda ayaa goordhaw u ambo baxay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya halkaas uu kula kulmi doono masuuliyiin katirsan dowladda Kenya. Sida aan xogta ku heleyno safarka Ra’isul Wasaare Xamse Barre ugu ambo baxay magaalada Nairobi , ayaa salka ku...

Xiisadda udhexeyso DF & Jubbaland oo gaartay qaar kamid ah dalalka Dariska ah,
Post

Xiisadda udhexeyso DF & Jubbaland oo gaartay qaar kamid ah dalalka Dariska ah,

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland ayaa maraya meshii ugu dambeysay, wuxuuna khilaafka gaaray meeshii ugu sarreysay, kadib tallaabooyin dheeraad ah oo ay ku jiraan isku adeegsiga ciidamo oo ay qaadeen labada dhinac. Sidoo kale, Xiisaddan siyaasadeed ayaa haatan gaartay dalalka dariska, sida Kenya iyo Itoobiya oo...

Madaxda Soomaaliya oo eedaymihii Khiyaamo Qaran u rogay Masrax Siyaasadeed.
Post

Madaxda Soomaaliya oo eedaymihii Khiyaamo Qaran u rogay Masrax Siyaasadeed.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Riwaayadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa meel sare gaartay (ama mid hoose, hadba sidaad u aragto), iyadoo dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Jubaland labaduba ay ku jiraan ciyaar sharciyeed oo aan horay loo arag. Maalmo un kadib markii maxkamada gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ay soo saartay amar lagu soo xirayo madaxweynaha...

Sirdoonka Turkiga oo gacanta kusoo dhigay saddex nin oo looga shakisanyahay dil ka dhacay Imaaraadka
Post

Sirdoonka Turkiga oo gacanta kusoo dhigay saddex nin oo looga shakisanyahay dil ka dhacay Imaaraadka

Imaaraadka (Raxanreeb online) – Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Turkiga ay gacan ka gaysteen soo qabashada dad lagu eedeeyay dilka Raabi Israa’iili ah oo ka dhacay Imaaraadka. Sidoo kale, war ay baahisay wakaaladda wararka ee dowladda, ayey wasaaraddu uga mahadcelisay mas’uuliyiinta Turkiga “la-shaqeynta ay ka sameysay soo qabashada dembiilayaasha”, iyadoo...

Madaxweynihii hore ee Puntland oo ka dowladda federaalka iyo Jubbaland in uu dagaal dhexmaro
Post

Madaxweynihii hore ee Puntland oo ka dowladda federaalka iyo Jubbaland in uu dagaal dhexmaro

Waxaan aad uga walaacsanahay wararka ku saabsan suurta-galnimada dagaal hubaysan oo ka dhaca Jubaland, kaddib markii cutubyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) lagu soo daabulay gobolka Jubbada Hoose iyadoo loo adeegsaday diyaarado. Soo gaaritaanka ciidamada SNA waxay ku soo aadeysaa xilli ay korortay xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa hoggaanka Jubaland iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya...