Ankara (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta Turkiga iyo Masar ayaa yeeshay laba wareeg oo wada-hadallo ah oo ku saabsan Afrika iyo Liibiya, iyadoo tani ay muujinayso isu soo dhawaanshaha labada dal ee horay colaadaha u dhexeeyo iyo xiisadda u dhexeysa Itoobiya iyo Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa barteeda Facebook-ga ku sheegtay in wada-hadalladaas diiradda lagu...
Day: November 14, 2024
Tirinta Codka Somaliland Oo Si Habsami Leh Uga Socota Doorashada Madaxtinimada Somaliland.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Ka dib maalin doorasho oo ay dad badan u dareereen cod bixinta ayaa waxaa Somaliland ka bilaabatay tirinta codadka iyadoo mas’uuliyiintu ay si weyn ugu hawlan yihiin soo afjarida natiijada. Doorashadan oo ahayd mid nabdoon ayaa shacabka ku nool gobolkaasi ay ka qayb-qaateen doorashada madaxweynahooda cusub, iyadoo mas’uuliyiintu ay ku qiyaaseen...
Maareeyihii hay’adda dhowrista xoga oo xilka laga qaaday + Sababta xilka kaqaadista.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wareegto goordhaw kasoo baxday Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadam Macallin, ayaa shaqada looga joojiyya maareeyihii kumeel gaarka ahaa ee Hay’adda dhowrista xogta Maxamed Axmed Cali (Royal). Sidoo kale, Wasiirka ayaa wareegtada uu soo saaray ku sheegay in sababaha shaqada looga joojiyay Maxamed Royal ay tahay in uu...