HAGUE (Raxanreeb online) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka Difaaca Yoav Gallant, iyadoo sidoo kale diidday caqabadaha sharci ee Israa’iil ee ku saabsan awoodda Maxkamadda. Rugta Maxkamadda ayaa ka jawaabtay laba codsi oo Israa’iil soo gudbisay Sebtember 26, 2024. Codsigii...
Day: November 21, 2024
Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo mar kale loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa mar kale loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Jubaland, kadib markii uu ku guuleystay doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Cabdi ayaa helay 65 cod oo ka mid ah 75 cod, isagoo ka guuleystay musharaxii la tartamayay oo helay 7 cod oo...
Finland oo joojisay kaalmadii horumarineed ee ay siin jirtay Soomaaliya kaddib markii Soomaaliya ay diiday in lasoo tarxiilo dadkeeda.
HELSINKI (Raxanreeb online) – Finland ayaa joojisay barnaamijkii iskaashiga horumarineed ee ay la lahayd Soomaaliya, iyadoo ku sababaysay in aan horumar ku filnayn heshiisyada dib u celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Finland sharci la’aan. Sidaas waxa Arbacadii sheegay wasiirka ganacsiga iyo horumarinta Ville Tavio.“Hakintu waxay ka dhigan tahay in aan go’aano dhaqaale oo cusub...
Daadad xooggan oo ka dhacay Beledweyne oo barakiciyay boqolaal oo baabi’iyay dhul beereed.
Beledweyne (Raxanreeb online) – Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka uu maro wabiga Shabeelle ayaa sababay fatahaad xoogan oo ka dhacday deegaano hoos yimada magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaasi oo ay ku barakaceen boqolaal qof iyo burbur hantiyeed. Daadad ayaa barakiciyay ku dhawaad toban tuulo waxayna baabi’iyen dhul beereed waxayna sare u...
Dagaalyahanno Ajaanib ah oo ku soo qulqulaya kooxda IS ee Soomaaliya.
Washington (Raxanreeb online) – Kooxda la magac baxday Dawladda Islaamka ee argigixisada ah ee ay ku leeyihiin Soomaaliya waa ay sii kordhayaan, taas oo ay ugu wacan tahay waxa ay Qaramada Midoobay ku tilmaantay “ku qulqulka dagaalyahanno shisheeye.” Warbixin cusub oo todobaadkan ay soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka digtay...
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo wajahaya caqabado ku saabsan heshiiska xeebaha Itoobiya iyada oo ay jirto xiisadaha gobolka.
Hargeysa (Raxanreeb online) – C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Somaliland, isagoo helay 64% codadkii la dhiibtay doorasho taariikhi ah oo lagu ammaanay hufnaanteeda. Madaxtinimadiisa ayaa ku bilaabanaysa iyadoo Somaliland ay soo food saartay xiisado gobolka ka taagan oo ay ka mid yihiin inuu xumaaday xidhiidhka Soomaaliya iyo in laga fiirsado...
Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo oo la joojiyay.
Gedo (Raxanreeb online) – Dhawaan degmada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo waxaa tagay askar iyo saraakiil la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya taasi oo keentay in ammaanka guud ee Doolow oo garoonka diyaaradaha uu qeyb ka yahay ay la wareegeen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya. Arrimahan ayaa salka ku...
Saaxiibada Caalamka oo ku baaqay in la qaboojiyo Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Saaxiibada Caalamka ayaa walaac xoogan ka muujiyay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya DFS iyo Jubbaland, kadib shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan la soo gaba gabeeyay. War saxaafadeed ay soo saareen maanta ayay ku booriyeen dhammaan dhinacyada in ay yeeshaan wada hadal wax ku ool ah si loo xaliyo khilaafaadkooda,...
Xildhibaannada golaha wakiilada Jubbaland oo maanta dooranaaya guddoomiyaha golaha wakiilada.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa saakay oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, ka dhacdo doorashada guddoonka golaha Wakiillada cusub ee maamulka Jubbaland, iyadoona haatan ay socoto qaban qaabada doorashada. Sidoo kale, doorashada guddoonka golaha Wakiillada ayaa waxaa isku soo sharaxay dhoor musharax, waxaana lasii saadaalinayaa in ay...