Day: December 14, 2024

Home » Archives for December 14, 2024
Midowga Yurub oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya.
Post

Midowga Yurub oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Midowga Yurub ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in la xaliyo khilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, iyagoo aqoonsaday doorka muhiimka ah ee Turkiga uu ku leeyahay hannaanka. Afhayeenka Midowga Yurub ee arrimaha dibadda Anouar El Anouni, oo ka jawaabayay su’aasha Anadolu, xilli uu ku jiray shir jaraa’id oo maalinle...

Jubbaland Vice President Meets Ethiopian Army Chief Amid Regional Tensions
Post

Jubbaland Vice President Meets Ethiopian Army Chief Amid Regional Tensions

ADDIS ABABA, Ethiopia — In a pivotal meeting aimed at addressing regional security and cooperation, Jubbaland’s Vice President, Mohamud Sayid Aden, engaged in discussions with Ethiopia’s Army Commander-in-Chief, General Birhanu Jula, in Addis Ababa. The dialogue occurred against the backdrop of heightened tensions following reports of Ethiopian military aircraft delivering arms to Kismayo, an act...

Qarax miino ah oo lala eegtay gaari ay wateen ciidanka Kenya & Wararkii ugu dambeeyay
Post

Qarax miino ah oo lala eegtay gaari ay wateen ciidanka Kenya & Wararkii ugu dambeeyay

Lamu (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala ayaa kasoo baxaya qarax culus oo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya, xilli ay marayeen agagaarka magaalo xeebeedka Lamu ee dalkaasi Kenya. Sidoo kale, qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa haleelay gaari ay wateen ciidamada Kenya, xilli ay ku socodeen deegaanka Kaambooni, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro...

Jubbaland oo diyaarad kasoo saartay deegaanka Raaskambooni ciidankii ay ku qabteen dagaalkii Raaskambooni
Post

Jubbaland oo diyaarad kasoo saartay deegaanka Raaskambooni ciidankii ay ku qabteen dagaalkii Raaskambooni

Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa shalay diyaarad laga saaray deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, qaar kamid ah ciidankii dowladda Soomaaliya geysay deegaankaasi ee gacanta u galay ciidamada maamulka Jubbaland. Sidoo kale, Ciidankan diyaarada laga soo saaray deegaanka Raaskambooni ayaa isugu jiray ciidamo katirsan milatariga gaar ahaan kuwa Gorgor iyo ciidamo badan oo katirsan kuwa...

Bashaar Al-assad oo khiyaanay lataliyeyaashiisa ammniga militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa
Post

Bashaar Al-assad oo khiyaanay lataliyeyaashiisa ammniga militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa

Suuriya (Raxanreeb online) – Wakaaladda wararka ee Reuters, waxay soo bandhigtay khiyaannada uu Bashaar Al-assad kula kacay la-taliyayaashiisa amniga, saraakiisha militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa, saacadihii u dambeeyay ee uu ka baxayay Dimishiq. Waatan sheekada; Saacado ka hor inta uusan u baxsan Moscow — Bashaar waxa uu la kulmay 30 ka tirsan saraakiisha u sarreysa...

Jubbaland oo beenisay eedeymaha dowladda federaalka ee ku aadan in Al-Shabaab ay iska kaashadeen dagaaladii Raaskambooni.
Post

Jubbaland oo beenisay eedeymaha dowladda federaalka ee ku aadan in Al-Shabaab ay iska kaashadeen dagaaladii Raaskambooni.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa si kulul u beeniyay eedeynta dowladda Federaalka ee ku aadan in ay gacan saar la leedahay Xarakada Al-shabaab oo dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaanka Raaskambooni. Qabsashada magaalada xudduudda ee lagu muransan yahay ee ciidamada Jubaland ayaa banaanka soo dhigtay xiriirka aan wanaagsaneyn ee ka...