Day: December 16, 2024

Home » Archives for December 16, 2024
Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya usoo dirtay guutooyin cusub oo ciidan badeed ah
Post

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya usoo dirtay guutooyin cusub oo ciidan badeed ah

China (Raxanreeb online) – Ciidan cusub oo ka tirsan Ciidanka Badda Shiinaha ayaa Axaddii shalay ka shiraacday Deked Milatari oo ku taalla Magaalada Zhoushan ee Gobolka Zhejiang ee Bariga Shiinaha, si ay ula wareegaan howl gal galbin ah oo ay ka mid yihiin Ciidamadii hore ee ku sugnaa Gacanka Cadmeed iyo Biyaha Soomaaliya. Markabka 47-aad...

Puntland oo diyaarisay Ciidamo duullaan ku qaada Daacishta ku sugan Gobolka Bari.
Post

Puntland oo diyaarisay Ciidamo duullaan ku qaada Daacishta ku sugan Gobolka Bari.

Garoowe (Raxanreeb online) – Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa diyaarisay Ciidamo isugu jira Daraawiish, Nabadsugid iyo kuwo gaar ah oo dhowaan tababar qaas ah la siiyay si ay ugu duullaan deegaanno katirsan dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari oo saldhig u ah Kooxda Daacish. Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha...

Maamulka Somaliland oo Xabsiga dhigtay 40 kamida Rag kasoo jeeda beelaha harti oo iyaga ushaqeynayay.
Post

Maamulka Somaliland oo Xabsiga dhigtay 40 kamida Rag kasoo jeeda beelaha harti oo iyaga ushaqeynayay.

Maamulka Somaliland ee magaalada Ceerigaabo ayaa xalay guryahooda kala baxay rag gaadhaya 40 kuwas oo iyaga ushaqeynayay kana soo jeeda beelaha Harti ee dega magaalada Ceerigaabo. Liiska ragga an helnay magacyadooda ee hada Xabsiga kujira ayaa waxaa kamida.Taliyahii Turubitaariyada Gobolka Sanaag Gaashanle Dhexe:- Maxamed Cali Xaaji Ciise, Taliye xigeenkii Police Gaashanle Dhexe:- Maxamud Cali Geeldhalaa.Taliye...

DEG DEG: Agaasimaha Gaadiidka ee Wasaaradda Howlaha guud ee SSC-Khaatumo oo shaqadii laga joojiyay.
Post

DEG DEG: Agaasimaha Gaadiidka ee Wasaaradda Howlaha guud ee SSC-Khaatumo oo shaqadii laga joojiyay.

Wasiirka wasaarada Howlaha guud iyo Gaadiidka iyo dib udhiska maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Cabdi Warsame ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimaha waaxda Gaadiidka Kamaal Xasan Axmed.Warqad goordhow kasoo baxday xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay inuu Kamaal kukacay waxyaaba an waafaqsaneyn nidaamka maamulka uu ka tirsan yahay.Sidoo kale eedeynta loo jeediyay Agaasimaha ayaa waxaa kamida inuu si sharci...

Dowladaha Faransiiska, Isra’ill iyo Marocco oo iska kaa shanaya qorshe lagu afgambinaayo Aljeria
Post

Dowladaha Faransiiska, Isra’ill iyo Marocco oo iska kaa shanaya qorshe lagu afgambinaayo Aljeria

Aljeria (Raxanreeb online) – Sirdoonka dalka Faransiiska oo garab buuxa ka helaya maamulka Israa’iil, ayaa ka shaqeenaya sidii loo afgembin lahaa dowladda Aljeria, oo si weyn uga soo  horjeeda qorshaha dowladda Marocco ay ku doonayso dhulka saxaraha galbeedka. Sidoo kale, wararkaa ayaa intaasi ku daraya in sirdoonka Faransiiska ka shaqeenayo abuuritaanka kooxo fallaago ah oo...

Egypt Reaffirms Support for Somalia’s Sovereignty in Diplomatic Call
Post

Egypt Reaffirms Support for Somalia’s Sovereignty in Diplomatic Call

CAIRO – Egypt’s Minister of Foreign Affairs, Badr Abdelatty, reaffirmed Egypt’s steadfast commitment to supporting Somalia’s sovereignty, unity, and territorial integrity during a phone call with his Somali counterpart, Ahmed Maalim Fiqi, on Saturday. The Egyptian foreign ministry released a statement emphasizing the deepening ties between the two nations. During their conversation, Minister Fiqi updated...

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in uu booqasho ku tagi doona Ethiopia iyo Somalaia
Post

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in uu booqasho ku tagi doona Ethiopia iyo Somalaia

Ankara (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khudbad uu jeediyay laga soo xigtay in uu Soomaaliya iyo Ethiopia booqanayo labada bilood ee u horreeya sannadka 2025. Sidoo kale, Safarka madaxweyne Erdoğan ee Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa imaanaya maalmo kaddib markii labada dowladood gaareen heshiis uu dhex-dhexaadinayay Turkiga, kaasi oo lagu dhammeeyay...

Guddida Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Loo Gudbiyay Xeer La Doonayo in Lagu Aqoonsado Somaliland.
Post

Guddida Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Loo Gudbiyay Xeer La Doonayo in Lagu Aqoonsado Somaliland.

New York (Raxanreeb online) – Xildhibaan Perry Scott, oo ka tirsan Kongaraska Mareykanka, ayaa Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillada Mareykanka u gudbiyay mooshin uu ku doonayo in lagu aqoonsado Somaliland. Scott, oo ah xildhibaan kamid ah Xisbiga Jamhuuriga oo laga soo doorto Pennsylvania, ayaa 12-kii bishan December guddida usoo gudbiyay mooshinkan, oo tirsigiisu yahay...

SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo.
Post

SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo.

Laascaanood (Raxanreeb online) – Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerigaabo, kadib dagaal 2 maalmood magaalada ka socday. Warsaxaafadeed kasoo baxay SSC Khaatumo, ayaa lagu sheegay in dagaalka dhacay uu sababay dhimasho dad shacab ah, iyo dhac loo gaystay hantida dadweynaha qaarkood, falkaas oo...