UK (Raxanreeb online) – Dalalka Ingiriiska , Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku eedeyay Iran inay sare u qaaday kaydka Uranium-ka aadka loo xoojiyey , heer aan horey loo arag. Tallaabadan ayey ku sheegeen mid sharci darro ah , iyagoo markaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyinka aan la hureyn si looga hortago sare u qaadista Iran ee...
Day: December 18, 2024
Gobolka Banaadir uu been abuur ku tilmaamay war lagu faafiyay baraha bulshada
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa beeniyey arrimo lagu faafiyey baraha bulshada oo la xiriira magacaabista gudoomiyaha cusub sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay “Waaxda Dad Dhigidda Dowladda Hoose ee Xamar waxa ay Shacabka Soomaaliyeed ee u soo adeeg doonta ogeysiinaysaa in aan waxba ka jirin wararka been abuurka ah ee bulshada...
Fierce Clashes in Eerigabo Leave Seven Dead, Civilians Caught in Crossfire
ERIGABO, Somalia — At least seven people have been killed in intense fighting between Somaliland forces and the SSC-Khaatumo militia in the northern city of Eerigabo, local sources confirmed. The violence, which began on Monday, has displaced residents and overwhelmed local hospitals with casualties, including both combatants and civilians. The SSC-Khaatumo administration has accused Somaliland...
Axmed Madoobe oo guddoomiye u magacaabay Gedo iyo guluf culus oo ka socda halkaas
Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa qaaday tallaabo kale, oo la xiriirta gobolka Gedo, oo mar kale dhaq-dhaqaaqyo ay ka bilowday DF. Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa maamul cusub u magacaabay gobolkan, kadib digreeto uu soo saaray, si uu uga hortago dhaq-dhaqaaqa dowladda dhexe ka wado halkaas....
Somaliland oo guul ka sheegatay dagaalka Ceerigaabo
War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka cusub ee Somaliland , ayaa looga hadlay dagaal maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Ceyrigaabo ee gobolka Sool, kaa oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo maamulka SSC Khaatumo. Sidoo kale, Wasaaradda Amniga Somaliland, ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay boogaadin u dirtay ciidamada Qaranka Somaliland, oo sheegeen in...
Guddoomiye Aaden Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Beydhabo
Beydhabo (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Beydhabo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Sidoo kale, Wafdiga guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa garoonka diyaaradaha ee Shaatigaduud kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), wasiiro Iyo...
Maamulka Isra’iil oo shaaca ka qaaday in hoggaamiyaha cusub ee Syria uu wado isdabaalin
Syria (Raxanreeb online) – Dalka Suuriya waxaa dhawaan ka dhacay isbadal weyn oon horey loo saadaalin, waxaana talada dalkaasi si fudud kula wareegay xoogagga mucaaradka sunniyiinta, kuwaa oo ka adkaaday ciidankii ka amar qaadanayay Madaxweyne Bashaar Al-assad. Isbadalka ka dhacay dalka Suuriya ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxa ayna hoggaanka mucaaradka ee hadda la...
Somali President Hosts China’s Special Envoy, Strengthening Ties and Regional Cooperation
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud welcomed Ambassador Xue Bing, China’s Special Envoy for the Horn of Africa, to the Presidential Palace in Mogadishu on Monday. The meeting marked a significant step in deepening the partnership between Somalia and China, with both sides expressing a shared commitment to addressing regional challenges and fostering...