Day: December 25, 2024

Home » Archives for December 25, 2024
Jubaland President Reinstates Vice Presidents in Key Leadership Move
Post

Jubaland President Reinstates Vice Presidents in Key Leadership Move

KISMAYO, Somalia — Jubaland’s President Ahmed Madobe has reinstated Mohamud Sayid Adan and Abdiqadir Haji Mohamud as the first and second vice presidents of the semi-autonomous region. The appointments, announced via a presidential decree late Tuesday, underscore Madobe’s focus on leadership continuity during a period marked by political tension and security concerns. Both officials, who...

Eritrea oo Soomaaliya uga hanjabtay in xiriirka ujari doonto haddii Itoobiya siiso marin badeed
Post

Eritrea oo Soomaaliya uga hanjabtay in xiriirka ujari doonto haddii Itoobiya siiso marin badeed

Asmara (Raxanreeb online) – Dowladda Eritrea oo kamid ah xulufada dowladda Soomaaliya sameesatay, kaddib khilaafkii dowladda Itoobiya, ayaa hadda shaki badan ka qabta heshiiskii dhawaan magaalada Ankara ku dhax maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaare Abiy Axmed. Sidoo kale, Dibloomaasi Cabdiqaadir Idiris, oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Eritrea kala taliya arrimaha Soomaaliya, ayaa walaac xooggan...

Denmark oo adkeysay ammaanka Jaziirada Greenland kaddib damacii madaxweyne Trump
Post

Denmark oo adkeysay ammaanka Jaziirada Greenland kaddib damacii madaxweyne Trump

Denmark (Raxanreeb online) – Dowladda Denmark ayaa si weyn u adkeysay difaaca iyo amniga jaziirada Greenland, kaddib markii Madaxweynaha dib loo doortay ee Mareykanka Donald Trump uu ka dhawaajiyay in damac weyn kaga jiro in jaziiradaasi uu la wareego. Sidoo kale, Donald Trump, ayaa Isniintii si cad u sheegay in lahaanshaha iyo xakameynta jasiiradda weyn...

Heshiis hordhac oo ladhex dhigay labo beelood oo ku dagaalamay degmada Xarfo
Post

Heshiis hordhac oo ladhex dhigay labo beelood oo ku dagaalamay degmada Xarfo

Mudug (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa sheegay in Xabbad-joojin buuxda ladhex dhigay maleeshiyo beeleedyadii maalmo ka hor ku dagaalamay degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Sidoo kale, xabad joojinta ladhex dhigay labadan maleeshiyood ayaa timid kaddib markii, shir wada-tashi ah oo dhexmaray mas’uuliyiinta maamulka iyo guddigii loo xilsaaray dhex-dhexaadinta darafyada, oo ay weheliyaan odayaasha labadii...

Ethiopia Rejects Somalia’s Claims of Border Attack
Post

Ethiopia Rejects Somalia’s Claims of Border Attack

Ethiopia has firmly denied allegations from Somalia about a supposed attack in the border town of Doolow on December 23, 2024. Responding to claims made by Somalia’s Ministry of Foreign Affairs, Ethiopia expressed disappointment and clarified that its forces were not involved in any such incident. The Ethiopian Ministry of Foreign Affairs emphasized the importance...

Taliyaha guud ee maamulka Suuriya oo ku dhawaaqay in lakal diray kooxihii qeybta ka ahaa kacdoonka
Post

Taliyaha guud ee maamulka Suuriya oo ku dhawaaqay in lakal diray kooxihii qeybta ka ahaa kacdoonka

Suuriya (Raxanreeb online) – Maamulka cusub ee la wareegay xukunka dalka Suuriya, ayaa ka shaqeenaya wanaajinta sumcadooda, waxa ayna hadda bilaabeen sidii meesha looga saari lahaa maleeshiyaadkii xukunka ka riday Bishaar Al- assad. Sidoo kale, Taliyaha guud ee maamulka Suuriya, Axmed Al Sharac ayaa shalay ku dhawaaqay in la kala diray dagaalyahannadii ka qeybqaatay kacdoonkii...