Month: December 2024

Dowladaha Faransiiska, Isra’ill iyo Marocco oo iska kaa shanaya qorshe lagu afgambinaayo Aljeria
Post

Dowladaha Faransiiska, Isra’ill iyo Marocco oo iska kaa shanaya qorshe lagu afgambinaayo Aljeria

Aljeria (Raxanreeb online) – Sirdoonka dalka Faransiiska oo garab buuxa ka helaya maamulka Israa’iil, ayaa ka shaqeenaya sidii loo afgembin lahaa dowladda Aljeria, oo si weyn uga soo  horjeeda qorshaha dowladda Marocco ay ku doonayso dhulka saxaraha galbeedka. Sidoo kale, wararkaa ayaa intaasi ku daraya in sirdoonka Faransiiska ka shaqeenayo abuuritaanka kooxo fallaago ah oo...

Egypt Reaffirms Support for Somalia’s Sovereignty in Diplomatic Call
Post

Egypt Reaffirms Support for Somalia’s Sovereignty in Diplomatic Call

CAIRO – Egypt’s Minister of Foreign Affairs, Badr Abdelatty, reaffirmed Egypt’s steadfast commitment to supporting Somalia’s sovereignty, unity, and territorial integrity during a phone call with his Somali counterpart, Ahmed Maalim Fiqi, on Saturday. The Egyptian foreign ministry released a statement emphasizing the deepening ties between the two nations. During their conversation, Minister Fiqi updated...

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in uu booqasho ku tagi doona Ethiopia iyo Somalaia
Post

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in uu booqasho ku tagi doona Ethiopia iyo Somalaia

Ankara (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khudbad uu jeediyay laga soo xigtay in uu Soomaaliya iyo Ethiopia booqanayo labada bilood ee u horreeya sannadka 2025. Sidoo kale, Safarka madaxweyne Erdoğan ee Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa imaanaya maalmo kaddib markii labada dowladood gaareen heshiis uu dhex-dhexaadinayay Turkiga, kaasi oo lagu dhammeeyay...

Guddida Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Loo Gudbiyay Xeer La Doonayo in Lagu Aqoonsado Somaliland.
Post

Guddida Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Loo Gudbiyay Xeer La Doonayo in Lagu Aqoonsado Somaliland.

New York (Raxanreeb online) – Xildhibaan Perry Scott, oo ka tirsan Kongaraska Mareykanka, ayaa Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillada Mareykanka u gudbiyay mooshin uu ku doonayo in lagu aqoonsado Somaliland. Scott, oo ah xildhibaan kamid ah Xisbiga Jamhuuriga oo laga soo doorto Pennsylvania, ayaa 12-kii bishan December guddida usoo gudbiyay mooshinkan, oo tirsigiisu yahay...

SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo.
Post

SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo.

Laascaanood (Raxanreeb online) – Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerigaabo, kadib dagaal 2 maalmood magaalada ka socday. Warsaxaafadeed kasoo baxay SSC Khaatumo, ayaa lagu sheegay in dagaalka dhacay uu sababay dhimasho dad shacab ah, iyo dhac loo gaystay hantida dadweynaha qaarkood, falkaas oo...

Madaxweyne Ciro oo kulankiisii ugu horeeyay layeeshay golahiisa cusub ee Wasiiradda
Post

Madaxweyne Ciro oo kulankiisii ugu horeeyay layeeshay golahiisa cusub ee Wasiiradda

Hargeysa (Raxanreeb online) – Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii ugu horreeyay, kaas oo uu shir-guddoominayey madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Maxamed Cali Aw Cabdi. Sidoo kale, Shirkan oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa soo xaadiray dhammaan xubnaha golaha wasiirrada cusub ee shalay la magacaabay, kuwaasi oo isugu jira...

Heavy Fighting Erupts in Ceerigaabo Amid Rising Tensions Over Regional Control
Post

Heavy Fighting Erupts in Ceerigaabo Amid Rising Tensions Over Regional Control

Ceerigaabo, Somalia — Intense clashes broke out on Saturday in Ceerigaabo between SSC-Khaatumo forces and Somaliland troops, marking a significant escalation in the contested regions of Sanaag, Sool, and Cayn. Both sides have claimed victory in the fighting, which has left the city reeling. The violence erupted just hours after Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi...

Jubbaland oo maanta markale diyaarad kasoo saartay Raaskambooni ciidamo katirsan DF
Post

Jubbaland oo maanta markale diyaarad kasoo saartay Raaskambooni ciidamo katirsan DF

Raaskambooni (Raxanreeb online) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta mar kale deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, waxa ay diyaarad ka soo saartay askar katrirsan ciidanka dowladda Soomaaliya, kuwaa oo dhawaan lagu qabtay dagaalkii ka dhacay Raaskambooni. Sidoo kale, Saraakiil katirsan ciidanka maamulka Jubbaland iyo masuuliyiin kale, ayaa garoonka diyaaradaha Raaskambooni kasoo sagootiyay askarta katirsan...

Baaqa Ankara oo khabiir ku tilmaamay mid wax ka beddelaya Afrika.
Post

Baaqa Ankara oo khabiir ku tilmaamay mid wax ka beddelaya Afrika.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Bayaanka Ankara ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo uu dhexdhexaadin ka yahay Turkiga, ayaa Will Brown, oo ah xubin sare oo ka tirsan Golaha Yurub ee Xiriirka Dibadda, ku tilmaamay “war laga yaabo” inuu yahay “war aad u weyn” oo calaamad u ah waqti muhiim ah ka dib sannado badan...

Kooxo burcad ah oo xalay dil ka geystay degmada Deynille iyo faahfaahino kasoo baxaya
Post

Kooxo burcad ah oo xalay dil ka geystay degmada Deynille iyo faahfaahino kasoo baxaya

Muqdisho (Raxanreeb online) – Burcad hubeysan ayaa xalay nin dhallinyaro shacab ahaa waxa ay ku dileen xaafada Miriqmiriq ee katirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, xilli burcada ay ninkan doonayeen in ay ka dhacaan moobeel uu watay. Sidoo kale, Ninkan dhallinyarada ah ee la dilay oo lagu magacaabayay Cabdi Daahir Cabdulle (Falfaliirshe), ayaa ahaa nin...