Month: December 2024

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo dib u eegis ku sameynaya cutubyada ka haray dastuurka KMG ah.
Post

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo dib u eegis ku sameynaya cutubyada ka haray dastuurka KMG ah.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo xalay shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay dib u eegista lagu sameeyay dastuurka KMG ah ee dalka, iyadoo diiradda lagu saarayay cutubyada 5-aad iyo 9-aad. Intii uu socday kalfadhiga, guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka (ICRIC)...

Jubaland oo soo bandhigtay ruux la sheegay inuu bam gacmeed ku weeraray isbitaalka Kismaayo.
Post

Jubaland oo soo bandhigtay ruux la sheegay inuu bam gacmeed ku weeraray isbitaalka Kismaayo.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Sirdoonka Jubaland ayaa kusoo bandhigay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Jubaland shaqsi ay ku eedeeyeen inuu ka tirsan yahay Al shabaab oo lagu magacaabo Cali Shidaad Ayuub oo Bambo Gacmeed Ku tuuray Isbitaalka Weyn Ee Magaalada Kismaayo. Ninkaan ay soo bandhigeen sirdoonka Jubaland ayaa waxa uu Al shabaab la shaqeenayay...

Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Ceerigaabo.
Post

Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Ceerigaabo.

Ceerigaabo (Raxanreeb online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal haatan ka socda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Ilo dadka deegaanka ah aha ayaa sheegay warbaahinta in dagaalka uu xoogan yahay isla markaana uu kusii fidayo duleedka bari ee magaaladaasi. Illaa 15 qof ayaa...

Madaxweyne Cirro oo magacaabay 28 wasaaradood iyo beelaha yar yar oo xilal muhiim ah heley
Post

Madaxweyne Cirro oo magacaabay 28 wasaaradood iyo beelaha yar yar oo xilal muhiim ah heley

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro ayaa maanta magaacabay golihiisa wasiirada ka dib markii uu xilka la wareegay maalintii Khamiista ee toddobaadkii hore. Wareegto maanta oo Sabti ah, 14ka December 2024, kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro, ayaa lagu shaaciyay magacaabista wasiirada cusub oo ka kooban 28 wasaaradood. Madaxweyne Cirro, oo ka...

Kenya oo xoojisay ammaanka xuduudka kadib markii ay isku dhaceen ciidamada federaalka Soomaaliya .
Post

Kenya oo xoojisay ammaanka xuduudka kadib markii ay isku dhaceen ciidamada federaalka Soomaaliya .

Kenya (Raxanreeb online) – Kenya ayaa xoojisay ammaanka xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya, kaddib markii ay rabshado ka dhaceen deegaanka Raaskambooni oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland. Mas’uuliyiinta Kenya ayaa walaac ka muujiyay xiisadaha sii xumaanaya iyo suurtagalnimada xasillooni darro hor leh. Wargeyska The Nation ee ka soo...

Somali Prime Minister Launches National Drive to Combat Terrorism Financing
Post

Somali Prime Minister Launches National Drive to Combat Terrorism Financing

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamse Abdi Barre opened the Government-Business Partnership Conference on Combating Terrorism Financing in Mogadishu today, marking a critical step in Somalia’s fight against terrorism. The conference brought together government officials, business leaders, and civil society representatives to address the financial networks enabling terrorist groups. In his opening remarks, Prime Minister...

Midowga Yurub oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya.
Post

Midowga Yurub oo soo dhaweeyay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Midowga Yurub ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in la xaliyo khilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, iyagoo aqoonsaday doorka muhiimka ah ee Turkiga uu ku leeyahay hannaanka. Afhayeenka Midowga Yurub ee arrimaha dibadda Anouar El Anouni, oo ka jawaabayay su’aasha Anadolu, xilli uu ku jiray shir jaraa’id oo maalinle...

Jubbaland Vice President Meets Ethiopian Army Chief Amid Regional Tensions
Post

Jubbaland Vice President Meets Ethiopian Army Chief Amid Regional Tensions

ADDIS ABABA, Ethiopia — In a pivotal meeting aimed at addressing regional security and cooperation, Jubbaland’s Vice President, Mohamud Sayid Aden, engaged in discussions with Ethiopia’s Army Commander-in-Chief, General Birhanu Jula, in Addis Ababa. The dialogue occurred against the backdrop of heightened tensions following reports of Ethiopian military aircraft delivering arms to Kismayo, an act...

Qarax miino ah oo lala eegtay gaari ay wateen ciidanka Kenya & Wararkii ugu dambeeyay
Post

Qarax miino ah oo lala eegtay gaari ay wateen ciidanka Kenya & Wararkii ugu dambeeyay

Lamu (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala ayaa kasoo baxaya qarax culus oo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya, xilli ay marayeen agagaarka magaalo xeebeedka Lamu ee dalkaasi Kenya. Sidoo kale, qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa haleelay gaari ay wateen ciidamada Kenya, xilli ay ku socodeen deegaanka Kaambooni, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro...

Jubbaland oo diyaarad kasoo saartay deegaanka Raaskambooni ciidankii ay ku qabteen dagaalkii Raaskambooni
Post

Jubbaland oo diyaarad kasoo saartay deegaanka Raaskambooni ciidankii ay ku qabteen dagaalkii Raaskambooni

Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa shalay diyaarad laga saaray deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, qaar kamid ah ciidankii dowladda Soomaaliya geysay deegaankaasi ee gacanta u galay ciidamada maamulka Jubbaland. Sidoo kale, Ciidankan diyaarada laga soo saaray deegaanka Raaskambooni ayaa isugu jiray ciidamo katirsan milatariga gaar ahaan kuwa Gorgor iyo ciidamo badan oo katirsan kuwa...