Month: December 2024

DEG DEG: Ciidamo horleh oo kasoo goostay Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Raaskambooni
Post

DEG DEG: Ciidamo horleh oo kasoo goostay Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Raaskambooni

Raaskambooni (Raxanreeb online) – Ilaa iyo afar doomood oo ay wateen ciidan kasoo goostay maamulka Jubbalanda, ayaa hadda isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale, ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya ciidamo horey uga soo goostay Jubbaland kuwaas oo goor sii horeysay laga soo dejiyay garoonka...

Somalia and Ethiopia Leaders to Meet to Address Regional Tensions
Post

Somalia and Ethiopia Leaders to Meet to Address Regional Tensions

Arusha, Tanzania – Kenyan President William Ruto has announced plans for a meeting between the leaders of Somalia, Ethiopia, Kenya, and Uganda to help ease tensions in the Horn of Africa. Speaking on November 30, 2024, at the 24th East African Community (EAC) Summit in Arusha, where he took over as chair of the regional...

Puntland oo DF ku eedeysay colaad beeleedyada gobolka Mudug
Post

Puntland oo DF ku eedeysay colaad beeleedyada gobolka Mudug

Garoowe (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali Jifa-jabsade ayaa ku eedeeyay DF in ay ka dambeyso hurinta colaad beeleedyada ka socda gobolka Mudug.  Sidoo kale, guddoomiye Faysal ayaa shaaca ka qaaday in DF Soomaaliya iyo kooxaha argagixisada ah ay isaga mid yihiin isku dirka beelaha gobolka Mudug iyo in ay...

Suuqa Waaheen oo qaab casri ah loo dhishay iyo wafdi uu hoggaaminaayo madaxweyne Biixi oo booqday
Post

Suuqa Waaheen oo qaab casri ah loo dhishay iyo wafdi uu hoggaaminaayo madaxweyne Biixi oo booqday

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha xilka kasii degaya ee maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xarigga ka jaray suuqa ganacsiga ee Waaheen oo dib u dhis ballaaran loogu sameeyey. Sidoo kale, madaxweyne Biixi ayaa kormeer ku sameeyey dhismeyaasha casriga ah ee suuqa Waaheen kaddib masiibadii dabka ee suuqaas ku habsatay horraantii bishii April ee sannadkii...