Mudug (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa sheegay in Xabbad-joojin buuxda ladhex dhigay maleeshiyo beeleedyadii maalmo ka hor ku dagaalamay degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Sidoo kale, xabad joojinta ladhex dhigay labadan maleeshiyood ayaa timid kaddib markii, shir wada-tashi ah oo dhexmaray mas’uuliyiinta maamulka iyo guddigii loo xilsaaray dhex-dhexaadinta darafyada, oo ay weheliyaan odayaasha labadii...
Month: December 2024
Ethiopia Rejects Somalia’s Claims of Border Attack
Ethiopia has firmly denied allegations from Somalia about a supposed attack in the border town of Doolow on December 23, 2024. Responding to claims made by Somalia’s Ministry of Foreign Affairs, Ethiopia expressed disappointment and clarified that its forces were not involved in any such incident. The Ethiopian Ministry of Foreign Affairs emphasized the importance...
Taliyaha guud ee maamulka Suuriya oo ku dhawaaqay in lakal diray kooxihii qeybta ka ahaa kacdoonka
Suuriya (Raxanreeb online) – Maamulka cusub ee la wareegay xukunka dalka Suuriya, ayaa ka shaqeenaya wanaajinta sumcadooda, waxa ayna hadda bilaabeen sidii meesha looga saari lahaa maleeshiyaadkii xukunka ka riday Bishaar Al- assad. Sidoo kale, Taliyaha guud ee maamulka Suuriya, Axmed Al Sharac ayaa shalay ku dhawaaqay in la kala diray dagaalyahannadii ka qeybqaatay kacdoonkii...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo wadahadalo ku yeeshay magaalada Addis Ababa
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta kulan laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arega. Sidoo kale, kulanka, labada Wasiir ayaa waxaa looga wada hadlay go’aankooda ku aaddan in la xoojiyo wadahadalka iyo xiriirka shaqo ee labada dal,...
Duulimaadyadii tagi jiray Kismaayo iyo Doolow oo maanta hakad galay + Sababta
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta hakad galisay duulimaadyadii tegi lahaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanno kale oo kamid ah gobolka Gedo. Sidoo kale, Warar hoose ayaa sheegaya in si KMG ah loo hakiyay diyaaradihii tegi lahaa Kismaayo iyo degmada Doolow, arrimo la xiriira khilaafka u dhexeyso dowladda federaalka...
Dowladda Itoobiya oo beenisay in ciidankeeda qeyb ka ahaayeen dagaalkii Doolow
Addis Ababa (Raxanreeb online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Itoobiya ayaa lagu beeniyay in ciidankeeda ay ka dagaalameen degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo shalay ka dhacay dagaal udhexeeyay ciidan ka amarqaata DF iyo kuwa Jubbaland. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay hadalkii...
Somalia Accuses Ethiopia of Violating Ankara Declaration in Doolow Attack
DOOLOW, Somalia — Somalia’s federal government has accused Ethiopian forces of launching an attack on Somali troops in the Doolow district, describing it as a direct violation of the Ankara Declaration. The attack reportedly resulted in casualties among Somali security personnel, raising concerns about the stability of relations between the two neighboring nations. In an...
Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaalda balastic-ga ah ku garaacay Tel Aviv
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa saakay weerar culus oo ay u adeegsadeen gantaalada nuuca balaastic-ga waxa ay ku qaadeen gudaha Israa’iil, gaar ahaan magaalada Tel Aviv. Sidoo kale, Gantaalada ay Xuutiyiinta ku weerareen caasimadda maamulka Israa’iil, ayaa wararku sheegayaan in khasaarooyin ka dhasheen, waxaa sidoo kale dadka magaaladaasi ku dhaqan lasoo...
Mid kamid shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala gudah Soomaaliya oo ganaax ladul dhigay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta Shirkadda diyaaradaha ee Halla Airlines ayaa dowlad goboleedka Jubbaland ku eedeeyey in shalay ay afduubteen mid kamid ah diyaaradahooda taas oo si xoog ah ciidan ka tirsan Jubbaland ku geysay degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sidoo kale, maamulka shirkadda ayaa sheegay in maamulka Axmed Madoobe uu ku xad-gudbay nidaamkooda, isla...
DF oo Axmed Madoobe ku eedeysay in ay kula xisaabtami doonto weerarada uu ka geystay Kismaayo
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal dheer oo xiisadda Jubbaland ay uga hadashay iyadoona hordhac uga dhigtay “Eedaysane Axmed Madoobe waa lagula xisaabtamayaa weerarada uu ku hayo Shacabka Jubbaland.” Sidoo kale, War-saxaafadeedkaan ka soo baxay wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa looga warbixiyey dhibaatooyin culus oo la sheegay in Axmed Madoobe uu ku...