Mogadishu, Somalia – The President of South West State, Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen, held a private meeting in Mogadishu with Ethiopia’s newly appointed Ambassador to Somalia, Suleiman Dedefo. The talks focused on the security situation in South West State, particularly the ongoing fight against Al-Shabaab. Ambassador Dedefo reaffirmed Ethiopia’s commitment to supporting the regional administration...
Month: August 2025
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti oo soo gaba-gabeeyey socdaalkii uu ku joogay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka sagootiyay garoonka Aadan Cadde Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Danjire Cabdoulkader Houssein Omar, oo booqasho rasmi ah oo afar maalmood ah ku joogay caasimadda Muqdisho. Intii uu socday booqashada rasmiga ah, labada wasiir ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo ku saleysan...
Shiinaha iyo Hindiya oo xoojinaya xiriirkooda ka dib sanado badan oo khilaaf ka dhex oognaa
Shiinaha ( Raxanreeb Online) Hogaamiyayaasha Shiinaha iyo Hindiya ayaa sheegay in hadda ay sii xoogaysanayso is-aaminaad ka dhex jirta ka dib sannado badan oo xiisad ah oo ay ku jirto muran xuduudeed oo muddo soo jiitamayay. Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa yeeshay kulan duceed gaara kaas oo ka dhacay...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shacabka faray in ay qataan Kaarka aqoonsiga NIRA
Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa maanta qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka, isagoo ugu baaqay shacabka ku nool deegaannada Galmudug inay ka faa’iideystaan fursadaan oo ay iska diiwaan-geliyaan goobaha loo asteeyey, Waxa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee hay’adda NIRA ay bixiso uu...
Somalia’s Top Prosecutor Vows Tough Action on Social Media Abuses
Mogadishu — The Office of the Attorney General has issued a stern warning against individuals engaging in defamation, character assassination, and the spread of harmful content on social media platforms. In an official statement, the Attorney General’s Office revealed that it is currently handling multiple cases related to insults, defamation, social division, circulation of immoral...
RW Xamsa oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Laascaanood
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Awcali (Firdhiye), iyo Madaxweyne Ku-xigeenka, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Laasacanood. “doorashadani waxa ay muujisay biseyl siyaasadeed iyo dadaalka shacabka Waqooyi Bari...
Cabdulqaadir Firdhiye iyo Abwaan Cabdirashiid oo loo doortay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa maamulka waqooyi Bari Soomaaliya
Laascaanood ( Raxanreeb Online) Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, maanta waxaa ka dhacday doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Cabdulqaadir Firdhiye ayaa loo doortay madaxweynaha, kaddib markii uu wareegii labaad uu tanaasulay musharaxii la tartamayay Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Sidoo kale madaxweyne ku-xigeenka maamulka waqooyi Bari Soomaaliya ayaa cod gacan tag ah...
Firdhiye Elected President of Northeastern Somalia After Laascaanood Vote
Laascaanood, Somalia – Abdulkadir Ahmed Aw-Cali, widely known as Firdhiye, has been officially elected as the President of the newly established Northeastern Somalia regional state, following a closely watched election held today in Laascaanood. Firdhiye secured a decisive victory with 62 votes, defeating his rival Cabdirisaaq Khaliif Axmed, who received 18 votes. The outcome marks...
Diyaarado dagaal oo duqeyn culus ka fuliyay deegaan ku yaalla xadka gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaannada ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud, ayaa sheegaya in xalay duqeymo culus laga fuliyay halkaasi. Duqeymaha oo ay fuliyeen diyaarado dagaalka ayaa si gaar ah waxa ay uga dhaceen deegaanka Hareera Culusow, oo ah deegaan ay gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab. Wararka ayaa...
Guddoomiyaha magaalada Mandheera oo cadeeyey inaysan aqbali karin joogintaanka ciidanka Jubbaland
Mandheera ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha magaalada Mandheera Maxamed Khaliif, ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan amniga, tan iyo markii ciidanka Jubbaland ay kasoo tallaabeen xuduudka Soomaaliya, markii dagaal looga saaray degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay kula dagaalameen ciidanka dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in joogitaanka ciidanka Jubbaland ee Mandheera ay halis...









