Day: August 11, 2025

Home » Archives for August 11, 2025
Fresh Fighting Erupts Between Somali Federal and Jubbaland Forces in Balad-Xaawo
Post

Fresh Fighting Erupts Between Somali Federal and Jubbaland Forces in Balad-Xaawo

Balad-Xaawo (Raxanreeb Online) – Heavy fighting broke out again early Monday morning in Balad-Xaawo town, Gedo region, between Somali Federal Government troops and forces from the Jubbaland administration. Local sources report that the clashes were concentrated in the village of Amiin, on the outskirts of Balad-Xaawo, where Jubbaland forces had established a base. The fighting...

Taliyaha ciidanka AUSSOM oo booqday deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose
Post

Taliyaha ciidanka AUSSOM oo booqday deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose

Bariire ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka AUSSOM, S/Guud Sam Kavuma ayaa booqday magaalada Bariire ee dhowaan dib ay ula wareegeen ciidanka dowladda iyo kuwa AUSSOM. Taliyaha ayaa xorraynta ku tilmaamay guul wayn oo loo qaaday dhinaca nabadda & amniga Soomaaliya. S/Guud Kavuma, waxaa wehlinayay mas’uuliyiin kale oo militari oo sarsare, waxa uuna carrabka ku adkeeyey...

Toogasho ka dhacday dalka Ecuador
Post

Toogasho ka dhacday dalka Ecuador

Ecuador ( Raxanreeb Online) Booliiska Ecuador ayaa sheegay in sideed qof lagu dilay rasaas ay fureen rag hubeysan oo weeraray dad isugu soo baxay bannaanka goob lagu caweeyo oo ku taalla gobolka Guayas. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa weerarka ka dhacay magaalada Santa Lucia. Qofka ka mid ah dadka la dilay wuxuu...

Wariyaal ka tirsanaa Telefishinka Al Jazeera oo Qasa lagu dilay
Post

Wariyaal ka tirsanaa Telefishinka Al Jazeera oo Qasa lagu dilay

Falastiin ( Raxanreeb Online) Wariye caan ah oo ka tirsan Telefishinka Al Jazeera ee laga leeyahay dalka Qadar ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay Qasa, taasoo sidoo kale lagu dilay ilaa afar ka mid ahaa saaxiibbadii la shaqeynayay. Anas al Sharif ayaa lagu weeraray isagoo ku sugnaa teendho u dhow isbitaalka al Shifa...

Meydka wiil dhallinyaro oo la dilay oo laga helay duleedka magaalada Garoowe
Post

Meydka wiil dhallinyaro oo la dilay oo laga helay duleedka magaalada Garoowe

Garoowe ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya wiil dhallinyaro ah xalay lagu dilay duleedka magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in meydka wiilka dhallinyarada ah laga helay buurta Nike oo koonfur Bari kaga beegan magaalada Garoowe. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in marxuumka la ceejiyay...