MOGADISHU–Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday registered for the upcoming elections in Warta Nabadda district, Banadir region, obtaining his voter identification card from the National Electoral Commission. The move has triggered mixed reactions from politicians and the public. Some welcomed it as a positive step towards implementing the one-person-one-vote system, while others criticised it...
Day: August 12, 2025
Muxuu kala hadlay duqa Muqdisho Danjire James Swan ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada Kala-guurka ee Soomaaliya Danjire James Swan. Guddoomiye Muungaab ayaa Danjire Swan uga warbixiyay dadaallada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda...
Xarun istiraaji ah oo howlgallada ciidanka Kumaandooska Danab oo la daah furay
Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Taliska Guutada 19-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor. Dhismahan cusub ayaa noqon doona xarun istiraatiiji ah oo muhiim u ah abaabulka, tababarka iyo howlgallada ciidamadeenna geesiyaasha ah. Taliyaha ayaa...


