Day: August 16, 2025

Home » Archives for August 16, 2025
Sharif Sheikh Ahmed Slams Somalia’s Electoral Process
Post

Sharif Sheikh Ahmed Slams Somalia’s Electoral Process

MOGADISHU – Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has strongly criticized the federal government’s approach to implementing the planned “one person, one vote” electoral system. Speaking at a press conference in Mogadishu on Saturday, Sharif said the opposition is dissatisfied with how the process is being handled, accusing the country’s leadership of monopolizing decision-making and...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay guddiga difaaca iyo amniga aqalka sare
Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay guddiga difaaca iyo amniga aqalka sare

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyo Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Amniga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senetor Aadan Cabdinaasir Maxamed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta dhow ee ka dhaxeysa Wasaaradda Gaashaandhigga...

Siciid Deni oo tababar u soo xiray ciidamo cusub oo kamid noqonaya Booliska Puntland
Post

Siciid Deni oo tababar u soo xiray ciidamo cusub oo kamid noqonaya Booliska Puntland

Carmo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta degmada Carmo tababar u xiray Cutubyo cusub oo ka mid noqon doona Ciidanka Booliska Puntland, waana dufcadii 8-aad ee ka baxda Kulliyadda tababarka Ciidanka Booliska ee degmada Carmo. Ciidankan ayaa ku dhow 500 oo Askari waxayna dhameysteen tababar 8-bilood ah. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland...

Wasiirka amniga iyo Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika oo kawada hadlay dagaalka kooxda AS
Post

Wasiirka amniga iyo Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika oo kawada hadlay dagaalka kooxda AS

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Wafdiga, oo ay qayb ka ahaayeen saraakiil sare oo ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya...

NISA oo shaacisay duqeymo ka dhacay Galmudug iyo Hir-shabeelle lagu dilay xubno katirsan AS
Post

NISA oo shaacisay duqeymo ka dhacay Galmudug iyo Hir-shabeelle lagu dilay xubno katirsan AS

Hiiraan ( Raxanreeb Online) Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa ka hadashay duqeymo cirka ah oo laga fuliyay gobollada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud, kuwaasi oo khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay deegaanada Tardo, Daarunimca...

Ukraine oo xaqiijisay in wadahadal waqti dheera dhexmaray Trump iyo Zelensky
Post

Ukraine oo xaqiijisay in wadahadal waqti dheera dhexmaray Trump iyo Zelensky

Ukraine ( Raxanreeb Online) Xafiiska Madaxtooyada Ukraine ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Zelensky uu saaka khadka telefoonka kula hadlay Donald Trump. Waxay sheegtay madaxtooydu “Wicitaanka wuxuu ahaa mid dheer — marka hore wuxuu dhex maray madaxweyneyaasha Zelensky iyo Trump, kadibna hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa ku soo biiray.” Si aan kuu xasuusino, Zelensky kama qeybgelin wadahadalladii Jimcihii dhex...

Mucaaradka oo cadeeyey sababta aysan wax heshiis ah ula gaarin MW Xasan Sheekh
Post

Mucaaradka oo cadeeyey sababta aysan wax heshiis ah ula gaarin MW Xasan Sheekh

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxda mucaaradka ee ku mideysan Madasha Samata-bixinta Qaranka ayaa shaaciyay in kulamadii dhowrka ahaa ee ay la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aysan ka soo bixin wax heshiis ah. Waxay sheegeen in qodobada la isku mari waayay ay kamid yihiin isbeddel lagu sameeyo cutubka afraad ee dastuurka iyo qaabka heshiis...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay bartmaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari
Post

Ciidamo gadoodsan oo xirtay bartmaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan kuwa ammaanka Puntland oo gadoodsan in ay xirteen waddooyin muhiim ah oo ku yaalla magaalada. Ciidamada ka gadoodsan ayaa la sheegay in mushaar la’aan iyo daryeel la’aan ay sababtay in ay xirtaan afaafka hore ee...