Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Garoonka diyaadaraha Dhuusamareeb madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa ku soo dhoweeyey dadweyne fara badan waxaana loo galbiyay madaxtooyada maamulka Galmudug. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filaya inuu kulan la qaato hoggaamiyaha maamulka Galmudug Qoor Qoor iyo qeybaha kala duwan...
Day: August 19, 2025
Dad loo soo qabtay dilka Zahwa Saalax oo ka dhacay bariga London
London ( Raxanreeb Online) Faahfaahin kooban ayaa ka soo baxaysa gabar 27-jir ahayd oo lagu dilay bariga magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo qoyskeedu ku tilmaamen in ay ahayd shaqsi wanaag iyo naxariis u saaxiib ahayd, aadna ay uga murugeysanyihiin geerideeda. Booliska ayaa markaa bilaabaya baaritaan dhacdadaan ah oo la xiriira sida uu u dhacay...
Duqa Muqdisho oo abaabul dagaal kawada gobolka Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa maanta galabtii kormeer ku tegay deegaanka Qorillow oo ay ku taalla xero ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka, oo kamid ah xarumaha istiraatiijiga ah ee ciidanka. Mudane...
Mareykanka oo 6,000 oo arday ka joojiyay fiisooyinka
Washington (Raxanreeb Online) Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in in ka badan 6,000 oo fiisooyin ardayda caalamiga ah laga hakiyay sababo la xiriira “ku xadgudubka sharciyada Mareykanka iyo joogitaanka muddadii loo oggolaa dalkaas oo ka badsadeen.” Wasaaraddu waxay Isniintii sheegtay in “tirada ugu badan” ee xadgudubyadan ay ka mid yihiin weerarro jireed, daroogada...
Madaxweyne Cirro oo ku dhawaaqay in Somaliland ay aqoonsi heli doonto inta uu xilka hayo
Berbera ( Raxanreeb Online) Madaxweyenaha Somaliland Cabdriaxmaan Cirro oo ku sugan magaalada Berbera, ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay ku hawllan tahay sidii ay aqoonsi caalami ah uga heli lahayd adduunka. “Somaliland adduunku waa uu danaynayaa, gaar ahaan marka ay timaaddo arrimaha badda. Waxa aad ogaydeen in dhawaan taliayaha ciidammada badda iyo wasiirro kale waxa ay...
DF Somalia oo shaaciyay in ka badan 100 xubnood oo katirsan kooxda AS inay dishay
Awdheegle ( Raxareeb Online) Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa la sheegay in si gaar ah loogu bartilmaameedsaday dhufaysyo ku dhuumaaleysanayeen dagaalamayaal katirsan kooxda Al-shabaab. Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa dilay in ka badan 100 xubnood oo...
Ma awal baa Itoobiya jecayl innaga dhexeeyay?! Axmed-Yaasiin Max’ed SooyaanSoomaaliya
Ma awal baa Itoobiya jecayl innaga dhexeeyay?!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Soomaaliya Mar Kele DHiig Waa Loogu Wan Qali! Allow maxaan is naqaan! Waxaan garan la’ahay sababta dadku uga qeyliyeen in Suleiman Dedefo Woshe ay Itoobiya u soo magacowday safiirkeeda Soomaaliya, iyadoo la wada ogyahay cadaawadda soo jireenka ah ee Itoobiya u hayso Soomaaliya, iyo sida ay...





