Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macalin, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilo ka socdo Qaramada Midoobay, deeq-bixiyeyaasha, iyo la-hawlgalayaasha arrimaha bani’aadamnimo. Kulanka waxaa lagu sharfay geesiyaasha shaqaalaha gargaarka adduunka iyo kuwa ka howlgala Soomaaliya, kuwaasoo u dhabar adeegay sii wadida iyo gaarsiinta adeegyada bani’aadamnimo meel walba oo dalka ka...
Day: August 20, 2025
Home » Archives for August 20, 2025
Post
August 20, 2025August 20, 2025Warar
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo toogatay saleebaan iyo Cabdulqaadir Nasru-diin
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada qalabka sida, ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay labo xubnood oo katirsanaa Al-shabaab, kuwaasi oo ay dowladda Soomaaliya soo qabatay, kaddibna lagu xukumay dilka saakay lagu fuliyay. Raggan ayaa saakay lagu toogtay tiirka toogashada ee Iskuul buluusiya, waxaana toogashada fuliyay ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya. Labada marxuum, ayaa...
Post
August 20, 2025August 20, 2025Warar
Trump oo ka shakisan sida uu Putin u dhammayn karo dagaalka Ukrayn
Ruushka ( Raxanreeb Online) Aqalka Kremlin-ka ee dalka Ruushka ayaa hoos u dhigay hadal heynta ku saabsan kulan la filyaya in ay wada yeeshaan madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Vkan Ukrayn olodymyr Zelensky. Kulanka la saadaalinayay ayaa daba socday iyadoo Donald Trump uu mar kale ku dhawaaqay sida uu u rabo in labada hoggaamiye ay...


