Month: August 2025

Wasiirka amniga iyo Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika oo kawada hadlay dagaalka kooxda AS
Post

Wasiirka amniga iyo Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika oo kawada hadlay dagaalka kooxda AS

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Wafdiga, oo ay qayb ka ahaayeen saraakiil sare oo ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya...

NISA oo shaacisay duqeymo ka dhacay Galmudug iyo Hir-shabeelle lagu dilay xubno katirsan AS
Post

NISA oo shaacisay duqeymo ka dhacay Galmudug iyo Hir-shabeelle lagu dilay xubno katirsan AS

Hiiraan ( Raxanreeb Online) Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa ka hadashay duqeymo cirka ah oo laga fuliyay gobollada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud, kuwaasi oo khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay deegaanada Tardo, Daarunimca...

Ukraine oo xaqiijisay in wadahadal waqti dheera dhexmaray Trump iyo Zelensky
Post

Ukraine oo xaqiijisay in wadahadal waqti dheera dhexmaray Trump iyo Zelensky

Ukraine ( Raxanreeb Online) Xafiiska Madaxtooyada Ukraine ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Zelensky uu saaka khadka telefoonka kula hadlay Donald Trump. Waxay sheegtay madaxtooydu “Wicitaanka wuxuu ahaa mid dheer — marka hore wuxuu dhex maray madaxweyneyaasha Zelensky iyo Trump, kadibna hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa ku soo biiray.” Si aan kuu xasuusino, Zelensky kama qeybgelin wadahadalladii Jimcihii dhex...

Mucaaradka oo cadeeyey sababta aysan wax heshiis ah ula gaarin MW Xasan Sheekh
Post

Mucaaradka oo cadeeyey sababta aysan wax heshiis ah ula gaarin MW Xasan Sheekh

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxda mucaaradka ee ku mideysan Madasha Samata-bixinta Qaranka ayaa shaaciyay in kulamadii dhowrka ahaa ee ay la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aysan ka soo bixin wax heshiis ah. Waxay sheegeen in qodobada la isku mari waayay ay kamid yihiin isbeddel lagu sameeyo cutubka afraad ee dastuurka iyo qaabka heshiis...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay bartmaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari
Post

Ciidamo gadoodsan oo xirtay bartmaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan kuwa ammaanka Puntland oo gadoodsan in ay xirteen waddooyin muhiim ah oo ku yaalla magaalada. Ciidamada ka gadoodsan ayaa la sheegay in mushaar la’aan iyo daryeel la’aan ay sababtay in ay xirtaan afaafka hore ee...

Maamulka gobolka oo shaaciyay natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad ee gobolka Banaadir +Sawirro
Post

Maamulka gobolka oo shaaciyay natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad ee gobolka Banaadir +Sawirro

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025 oo ay sanadkan u fadhiisteen arday gaareysa 41,076, oo wax ka barta Dugsiyadda Dhexe ee Gobolka Banaadir. Guddoomiye Muungaab ayaa u hambalyeeyay dhammaan ardaydii ka...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha wasiirrada xukuumadda ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha wasiirrada xukuumadda ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana warbixino looga dhageystay qaar kamid ah wasaaradaha kala duwan ee xukuumadda....

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay saddex xubnood oo katirsanaa AS
Post

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay saddex xubnood oo katirsanaa AS

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maanta oo Khaamiis ah maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex xubnood oo katirsanaa Al-shabaab, kuwaasi oo geystay falal amni darro ah. Ragga la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Abuukar Axmed Maxamed ( Anwer) Xamsa Jeylaani Cabdullaahi ( Abtiga)  Xassan Cali Xuseen (...

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Isgooyska Tarbuunka
Post

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Isgooyska Tarbuunka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan kaasi ka dhacay agagaarka Isgooyska Tarbuunka ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii ciidanka dowladda, ay amreen in laga guuro dhulka garoonka kubada cagta hoorseed ee xoogga Soomaaliyeed.  Goob jogaayal ayaa sheegay  in...

Suudaanta koofureed oo beenisay inay kala hadleen Yahuuda dib u dejinta dadka Qasa
Post

Suudaanta koofureed oo beenisay inay kala hadleen Yahuuda dib u dejinta dadka Qasa

Sudan ( Raxanreeb Online) Dowladda Suudaanta koofureed ayaa si adag u diiday warar sheegaya inay kala xaajoonaysay Maraykanka iyo Israa’iil qorshe dib u dejin loogu dejinayo Falastiiniyiinta Qasa. Warbixinno soo baxay toddobaadkan ayaa lagu sheegay in dalka ugu da’da yar caalamka uu wado qorshayaal Tel Aviv ka leedahay sidii loo fududeyn lahaa barakicinta ballaaran ee...