Day: January 1, 2026

Home » Archives for January 1, 2026
Post

President Abdikadir of Northeastern State Rejects Somaliland session move

President Abdikadir Ahamed Aw-Ali of the recently recognized state of Northeastern of the Federal Republic of Somalia has opposed the secession of Somaliland and rejected the colonial treaties, which he said were treaties between clans and not Somaliland and were nullified by the 1960 act. Speaking in a televised public address following the December 26th...

Post

Somalia is back at the helm of the UN Security Council after 55 years.

It’s a new year, 2026, but for Somalia it marks a major milestone as the Federal Republic of Somalia officially takes charge of the rotating presidency at the helm of the United Nations Security Council. Somalia last held the presidency position in 1971-1972, and Ambassador Adulrahim Abby was at the helm, addressing issues around decolonization...

Dowladda Somalia oo sheegtay in ay dishay 29 xubnood oo katirsan kooxda AS
Post

Dowladda Somalia oo sheegtay in ay dishay 29 xubnood oo katirsan kooxda AS

Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal culus oo ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe. Bayaan kazoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka uu si gaar ciidanka xoogga uga fuliyeen deegaanka Jabad Godane oo maleeshiyaadka Al-shabaab ku lee yihiin...

Maamulka Puntland oo sheegay in aysan taageersaneyn go’itaanka Somaliland
Post

Maamulka Puntland oo sheegay in aysan taageersaneyn go’itaanka Somaliland

Garoowe ( Raxanreeb Online) Wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir  oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in Puntland mowqifkeeda ku aadan midnimada Soomaaliya uusan waxba iska badalin isla markaana aysan taageersaneen go’itaanka Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay xiligan wajaheysa khatar caalami ah, isla markaana ku sababeeyey arrintaasi hoggaan xumo, ayna...

Maxey yihiin ciidanka gaar ah ee Jubbaland ay tababarka u soo xirtay ?
Post

Maxey yihiin ciidanka gaar ah ee Jubbaland ay tababarka u soo xirtay ?

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubaland, General Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, ayaa maanta soo xiray tababar muddooyinkii u dambeeyay u socday ciidamo ka tirsan Ilaalada Gaarka ah ee Madaxtooyada Dowladda Jubaland, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xirfadaha amniga, ilaalinta madaxda, iyo sare u qaadista heeganka shaqo ee ciidamada. Tababarkan ayaa muhiim...

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay dalka Switzerland
Post

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay dalka Switzerland

Switzerland ( Raxanreeb Online) Dhowr qof ayaa ku dhintay, qaar kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii qarax uu ka dhacay baar ku yaal goob loo dalxiis tago ee magaalada Crans-Montana ee dalka Switzerland, sida ay booliisku sheegeen. Qaraxu wuxuu dhacay 01:30 waqtiga maxalliga ah, sida ay booliisku ku sheegeen bayaan ay BBC-du heshay. Muuqaalo...

Soomaaliya oo maanta noqoneysa madaxweynaha golaha ammaanka ee QM
Post

Soomaaliya oo maanta noqoneysa madaxweynaha golaha ammaanka ee QM

New York ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo tariikhda tahay  1/1/2026 waxa ay si rasmi ah ula wareegtay xilka madaxweynaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Muhiimada xilkan waxa uu yahay dajinta ajandaha kulamada, guddoominta fadhi kasta oo rasmi ah iyo wadatashiyada gaarka ah iyo matalaada marka lasoo saarayo bayaan ama war-saxafadeed. Sidoo kale...