AFMADOW (RAXANREEB ) –In Afmadow, a small town near Somalia’s border with Kenya, thousands of newly displaced families are sheltering under makeshift structures they now call home, having fled a relentless drought that has killed their livestock and left entire communities without food or water. The growing influx into Afmadow is the latest sign of a...
Day: January 25, 2026
Morocco Gave Africa Everything — Senegal Gave It Violence
The Africa Cup of Nations, expected to be a celebration of unity and sporting excellence, ended under a cloud of controversy as Senegal’s victory sparked outrage, debate, and deep concern across the continent. What should have been a historic moment for African football instead became a symbol of disorder, violence, and shattered expectations. A Controversial...
Maxey yihiin heshiiska ay wada gareen Soomaaliya iyo Pakistan ?
Islamabad (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Xildhibaan Cali Yusuf Cali – Xoosh iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee safarka ku jooga magaalada Islamabad, ayaa kulan heer sare oo mirodhal ah la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Mudane Asif Ali Zardari. Wadahadallada labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta taageerada siyaasadeed iyo tan...
Madaxweyne Alassane oo walaalkiis xil u magacaabay
Yamoussoukro (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa walaalkiis Tene Birahima Ouattara u magacaabay in uu noqdo Raysal wasaare ku xigeenka dalkaas iyo Wasiirka Gaashaandhiga ee Ivory Cost. Ouattara oo talada Ivory Coast loo doortay bishii October ee sannadkii hore ayaa shalay soo magacaabay qaar ka mid ah Golihiisa wasaaradda. Madaxda Afrika ayaa...
In ka badan 200 oo dagaalame oo katirsan kooxda AS oo lagu dilay Kudhaa
Badhaadhe (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha degmada Badhaadhe Xasan Nuur ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa ka warbixiyay khasaaraha Al-shabaab lagu gaarsiiyay dagaaladii ka dhacay deegaanka Kudhaa iyo tuulooyinka hoostaga degmada Badhaadhe ee gobolkaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in tirada lagu dilay Al-shabaab ay kor u dhaafayaan labo boqol oo maleeshiyaad ah, dagaaladii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka...
Sheikh Dirir Opposes Somaliland’s Normalisation With Israel
Somali Islamic scholar Sheikh Mohamed Sheikh Omar Dirir has publicly criticised any move by the administration of Somaliland to recognise Israel, warning that such a step would undermine religious principles and risk deepening divisions within the Muslim community. In remarks delivered during a religious address, Sheikh Dirir cautioned against what he described as the normalisation...
Dagaal culus oo ka socda deegaan ku yaalla gobolka Awdal
Borama (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Awdal ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo tuulada Osoli oo hoos timaada Degmada Lughaya ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhaxeeyo ciidamada deegaanka iyo jabhada Ciisaha ee weerar ku soo qadeen deegaanka. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan jabhada Ciisaha...
Madaxweynaha Masar oo weerar culus ku qaaday Imaaraatka Carabta
Qaahira (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Masaar ayaa sheegay iney jiraan dalal dhaqan ka dhigtay iney si joogto ah u abuuraan maleeshiyaad hubeysan. Kuwaasoo ujeedadoodu ay tahay iney burburiyaan oo ay kala qaybiyaan dalalka gobolka. Cabdifatax Al-sisi oo digniin adag udirey dalalka falalkaasi dhaqanka ka dhigtay ayaa sheegay in hada kaddib aan laga aqbali doonin iney...







