Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoonka labada aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa la kulmay guddiga labada aqal ee u xil saaran dib u-eegista dastuurka, iyaga oo labada dhinac kulankooda uga hadleen cutubka 9-aad. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare...
Day: January 26, 2026
Golaha shacabka oo maanta ansixiyay sharciga amniga seybarka Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 32-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow. Guntanka ama kooramka kulanka ayaa waxa uu ku...
Maxey tahay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga baaqday safarkii Mareykanka ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka baaqday safarkii uu ku tagi lahaa magaalada New York ee dalka Mareykanka. Ujeedka socdaalka madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu la xariiray ka qeyb galka kulanka guud ee golaha ammaanka Qaramada Midoobay isla markaana uu u shirguddoomin lahaa. Kulanka golaha ayaa...
Somali President Misses UN Security Council Session
Somali President Hassan Sheikh Mohamud was unable to chair a plenary session of the United Nations Security Council on Monday, despite Somalia currently holding the rotating presidency of the Council. The Security Council meeting was held on Monday evening at United Nations Headquarters in New York. President Hassan Sheikh Mohamud was unable to attend due...
Barakac Obama oo si kulul uga hadlay toogashadii lagu dilay Alex pretti
Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo Marwadii hore Michelle Obama ayaa dilka Alex Pretti ku tilmaamay musiibo qalbi jab leh. War-saxaafadeed ay soo saareen, lamaanahan ayay ku sheegeen in toogashadii ay tahay mid baraarujin u ah qof kasta oo Mareykan ah, iyadoon loo eegin dhinac gaar ah, in qaar badan oo...
Kenya Deploys More Troops Near Somalia Frontier Amid Rising Al-Shabaab Threat
The government of Kenya has reinforced its military deployment along the border with Somalia, citing growing security concerns linked to potential attacks by the militant group Al-Shabaab, according to multiple security sources. Kenyan military units, supported by a large convoy of vehicles, have reportedly advanced toward border areas, while additional troops have been deployed at...





